Hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SODMA
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Hoygiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed...
Booliska Gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay dhallinyaro faafineysay falal dhaqan xumo ah
Ciidanka Booliska gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay afar eedaysane oo ku kacay falal ka dhan ah anshaxa iyo akhlaaqda suubban ee Islaamka.
Jamaal...
Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo ka qaybgalay kulan looga hadlayay cilmi-baarista iyo aqoonta badaha
Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee JFS, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa ka qaybgalay shir doceed lagu qabtay intii uu socday Shirweynaha 11-aad...
Hoggaamiyaha KGS oo la kulmay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya
Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan miro-dhal ah kula qaatay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya...
𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 k𝐚 q𝐞𝐲𝐛 g𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 w𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 s𝐚𝐛𝐨𝐨𝐥𝐧𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka qeyb galay daah-furka shir heer sare ah oo lagu soo bandhigayay natiijooyinka...
Wasiirka dhalinyarda oo magacaabay Guddoomiyaha Golaha Dhallinyarada Qaranka
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo cayaaraha Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali waxaa uu Md. Cabdikaafi Maxamuud Makaraan u magacaabay Guddoomiyaha Golaha Dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed, si mudnaan...
Wasiirka Warfaafinta oo Ku Baaqay Xoojinta Iskaashiga Ka Hortagga Hadallada Nacaybka
Xilli maanta dunida laga xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Ka Hortagga Hadallada Nacaybka, ayaa Xarunta Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...
Golaha Wasiirrada oo Maanta yeeshay Kulankoodii Todobaadlaha ahaa
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta yeeshay Kulankoodii Toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay Warbixin Tirakoobyo wadata oo ku saabsan Imtixaanka...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sacuudiga
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Mudane...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Masar
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda...










