Waqtiga la qabanayo Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la shaaciyay
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa soo saaray Jadwalka Wakhtiga rasmiga ah ee la qabanaayo Doorashada.
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จo ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐ฌ๐๐ง๐๐-๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐๐๐๐ ๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐๐ซ๐ข
Laascaanood,(Wargeyska Dalka):- Raโiisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Boqolaal Shacab ah iyo Hoggaanka Sare ee Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari Caawo kala qeybgalay Xafladda...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo soo dhaweeyay Wafdiga ka socday Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa Xarunta Wasaaradda ku...
Raโiisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Isimmada dhaqanka ee deegaannada Waqooyi Bari
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Raโiisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa Hoyga uu ka degan yahay Magaalada Laascaanood ku qaabilay Isimmada Dhaqanka ee Deegaannada Waqooyi Bari.
Raโiisul Wasaaraha...
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo kulan la qaadatay Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Kmg ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa Kulankii ugu horreeyey...
Guddiga Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya oo booqday Maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xiran Liibiya
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wafti ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadanaha Qaranka Soomaaliya ayaa booqday Xabsiga Ganfuda ee Magaalada Banqaasi, halkaas oo ay kula kulmeen 70...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo daahfuray Kulanka hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Arrimaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud (Kaarshe),...
Taliska Xoogga Dalka Soomaaliya oo dardargelinaya howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta ee ka socda...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay, oo ah...
Ra’iisul Wasaare, Mudane Xamse Cabdi Bare oo Caawa la caweeyay Shacabka Magaalada Laascaano
Laascaanood,(Wargeyska Dalka):-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo Safar shaqo u joogo Magaalada Laasacaanood ee xarunta Waqooyi Bari ayaa shacabka...
Maxaabiis ku xiran Xabsiga MPCC oo Tababar loo soo gaba-gabeeyay
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Maxamed...










