Wasiirka Warfaafinta “Dadka wararka been abuurka ah tabinaya sharciga ayaa la horgeyn doonaa”
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Cabdiftaax Qaasim Maxamuud ayaa sheegay in dadka wararka been abuurka ah tabinaya sharciga la horgeyn doono, maxkamad...
Guddoomiyaha BFS “Hay’adaha warbaahinta iyo ra’yulcaamka Soomaaliya iyo Turkiga waa in ay si dhow...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ku baaqay in Hay’adaha warbaahinta iyo ra’yulcaamka labada dal Soomaaliya iyo Turkiga in...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka digay khatarta ka dhalan karta xadgudubyada ka dhanka ah...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa ka digay khatarta ka dhalan karta xadgudubyada ka dhanka ah madax bannaanida,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray taliska 1-aad ee Komantooska Gorgor
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay Taliska Qaybta 1-aad, Kumaandooska...
Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashiga amniga
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Dadweynaha ee Shiinaha, Mudane...
𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧 𝐊𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐠𝐚𝐲𝐬𝐭𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐮𝐦𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, kaas oo looga hadlay warbixinno kala duwan oo la xiriira amniga, dhaqaalaha,...
Shirka Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xoojinta amniga iyo qodobbo kale
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa gudoomiyey shirka Golaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed oo ka qabsoomay aqalka Madaxtooyada magaalada...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo loo sameeyay Ku-simaha Safiirka...
Ururrada shaqaalaha ee dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho
Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha Guud ee Isutagga Ururrada...
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐝𝐚𝐲𝐚𝐜𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐁𝐢𝐲𝐨-𝐱𝐢𝐫𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐛𝐮𝐮𝐧
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta deegaanka Saabuun ee Gobolka Shabeellaha Dhexe kaga qeyb galay munaasabad lagu...










