Wararka Gudaha

Ra’iisulwasaaraha Yahuudda Netanyahu Oo Ku Wajahan Imaaraadka Carabta

0
Ilo wareedyo ku sugan Telaabiib ayaa sheegaya in Netanyahu uu booqasho rasmi ah ku tagi doono Imaaraadka  Carabta beri oo Khamiis ah, booqashadaasi oo...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Soo Saaray Amaro Looga Hortagayo Covid-19

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta waxa uu amar ku bixiyey in bulshada caasimadda ay xirtaan...

Guddiga Hirgelinta Doorashooyina Heer Federaal Oo Ku Baaqay In Shir Deg Deg Ah La...

0
Guddig Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo maanta soo saaray war saxaafadeed ayaa golaha wadatashiga qaran ugu baaqay in si deg deg ah u kulmaan...

Kulanka Ra’Isul Wasaaraha Iyo Midowga Murashaxiinta Oo Furmay

0
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa hadda kula uga bilowday Hotel Decale ee magaalada Muqdisho xubnaha Midowga Murashaxiinta, kulanka waxaa looga hadlayaa...

Wasiirka Arrimaha Dibada Masar Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoom Danjiraha Soomaaliya

0
Muqdisho (Ilayska Dalka) 17.02.2021 : Ilyaas Sheekh Cumar Abu Bakar, Danjiraha dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan dalka Masar, sidokalana ah wakiilka joogtada ah...

War-Saxaafadeed Laga Soo Saaray Shirkii Guddiga Farsamada ee Magaalada Baydhaba.

0
Muqdisho (Ilayska Dalka) 17.02.2021 : xalay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu soo geba-gabeeyay shirkii u dhaxeeyay guddiyadii ka kala socday dowladda Federaalka,...

Madaxweynaha Dalka Oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Sheekh Nuur Baaruud.

0
Muqdisho (Ilayska Dalka) 17.02.2021 : Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Sheekh Nuur Baaruud...

Dowladda Soomaaliya Ayaa Hakisay Xaadirinta Shaqaalaha Dowladda .

0
Muqdisho (Ilayska Dalka) 17.02.2021 : warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada dowladda Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa lagu sheegay in la...

War Saxaafadeed Ay Soo Saartay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Oo Ku Saabsan Tallaalka CONVID19.

0
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay qorsheynaysaa in Tallaalka Caabuqa Coronavirus-ka ay gaarsiiso guud ahaan dalka, iyadoo Qeybta ugu horreeysa tallaalka dalka lakeeno doono bishaan...

Puntland Oo Soo Dhaweysay Shirka Uu Ku Dhawaaqay Madaxweyne Farmaajo

0
Muqdisho (Ilayska Dalka) 10.02.2021 : Qoraal kooban oo lagu baahiyay barta rasmiga ah ee madaxtooyada Puntland ku leedahay Facebook ayaa lagu soo dhaweeyay shirka...