Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isu soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed
Awdheegle- Asad Shariif Abuukar, oo ka tirsanaa Al-shabab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada hoose.
Ninkan...
Ra’iisul wasaare Rooble oo Puntland ugu hambalyeeyay doorashada xubnaha Aqalka sare
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqa ku jooga dalka Kenya ayaa bogaadiyay doorashada xubnaha Aqalka sare ee baarlamanka...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Amiirka Dalka Qatar oo qadka Telefoon-ka ku wada hadlay
Madaxweynaha Soomaliya iyo Amiirka dalka Qatar oo qadka telefoonka uga wada hadlay xoojiinta xiriirka labada dal.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee...
Ra’iisul Wsaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Mombasa dalka Kenya.
Ra’iisul'wasaaraha ayaa...
Duqa Muqdisho oo xilalkii ka qaaday Guddoomiyeyaal degmo
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilka ka qaaday Afar gudoomiye Degmo oo katirsan gobolka Banaadir.
Guddoomiyaasha xilka...
Xubno ka socda Guddida xalinta khilaafaad doorshooyinka oo u ambo baxay Garoowe
muqdisho (Ilayska dalka):. Xubno ka mid ah Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya, ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka Puntland.
lix xubnood oo ka mid ah...
Xubin ka tirsan Kooxda Argagixisada Al-shabaab oo isu soo dhiibay Dowladda Soomaaliya
Idiris Cabdullahi Macalin ,Magaciisa Afgarashada ee Kooxda Argagixisada Al-shabab loo yaqaano (Food Cade ) oo Mudo 7-Sano ka Tirsanaa Al-shabab ayaa Maanta isku soo...
Dowlada FS oo ku guuleysatay heshiisinta laba beelood oo ku dagaallantay Gedo
Taliyaha guutada 10-aad ee Ciidanka XDS gobolka Gedo, G/ sare Warfaa Sh. Aadan Faroole, Guddoomiyaha Degmada Dooloow Soomaaliya Cali Faarax Mire, guddoomiye degaanka Boholgaras...
Qeyb ka mid ah Guddida xalinta khilaafaadka doorshooyinka oo u safray Garoowe
Xubno ka mid ah Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya, ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka Puntland.
Ilaa lix xubnood oo ka mid ah Guddiga Xallinta...
Galmudug oo soo saartay liiska Iyo Jadwalka Doorashada Aqalka Sare
Madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi KaariyE (QOOR QOOR) oo soo saaray liiska 6ka mid ah Musharixiinta u tartami doona golaha aqalka sare ee BFS.
Sidoo kale...










