Madaxweynaha ciraaq oo warqadaha Aqoonisga danjirnimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Soomaaliya fadhin doona...
Madaxweynaha dalka ciraaq Dr. Barham Saalax ayaa maanta qasriga Madaxtooyda ee Magaalada Baqdaad kaga gadoomay warqadahiisa aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...
Agaasimaha guud ee wasaaradda ganacsiga ee XFS oo kulan la yeeshay bahda Saxaafadda
Agaasimaha guud ee wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan ayaa maanta furay kulan horudhac ah oo ay Wasaaradda...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Agaasimeyaal cusub
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Agaasimeyaal cusub u magacaabay wasaaradaha Gaashaandhigga iyo Caafimaadka.
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS...
Madaxweyne ku xigeen Galmudug oo qaabilay wafdi uu hoggaaminaayo wasiirka howlaha guud ee XFS
Samareeb- Madaxweyna ku xigeen dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid, ayaa xarunta madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi uu hoggaaminaayo wasiirka Howlaha guud iyo...
Wasiirka Wasaaradad Howlaha Guud XFS iyo wafdi uu hoggaaminaayey oo gaaray Samareeb
Wafdi uu hoggaaminayey wasiirka wasaarada howlaha guud, dib u dhiska iyo guryeynta Dowlada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Macalim ayaa maanta gaaray Magaalada samareeb...
Guddiga uu Ra’iisul Wasaare Rooble u magacaabay hubinta xubnaha cabashada laga qabo ee guddiyada...
Guddiga Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u saaray xaqiijinta xubnaha cabashada laga qabo ee guddiyada doorashooyinka oo soo bandhigay magacyada xubnaha ay cabashada kamuujiyeen...
Ciidanka XDS oo 25 Al-shabaab ahaa ku dilay gobolka Hiiraan
Buulo-burte- Ciidanka xoogga Dalka Soomaliyeed, qeybta 27aad ayaa howlgal ay ka sameeyeen degaanka Ceel-bacad oo hoos tagta degmada Buulo-burte waxa ay ku dileen 25...
Wasiir kuxigeenka Gaashaandhigga Soomaaliya oo CXDS ku boorriyay inay labajabbaaraan dagaalka ka dhanka ah...
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS xildhibaan Cabdulfitaax Qaasim oo maalmahanba kormeer shaqo u joogay Gobolka Hiiraan ayaa wuxuu halkaasi kulamo kula yeeshay taliska guutada...
Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada xuska maalmaha xoriyadda oo ka hadlay muhiimadda ay leedahay todobaadka...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada xuska maalmaha xoriyadda dalka Mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo la...
Taliyaha Qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga oo kormeeray fariisimada ciidamada ee duleedka Ceeldheere
Taliyaha Qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Caddow Cali Sanka ayaa kormeer dhiira-gelin ah ku tagay fariisimada ciidanka Guutada 15-aad ku...










