Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay taliyaha ciidammada lugta Uganda
-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay taliyaha ciidammada lugta Uganda Gen.Muhorzi Kainerugaba oo booqasho ku yimid Muqdisho, ayaa uga...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo ka tacsiyeeyey geerida Marxuum Ajakis.
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska mudane Cismaan Abokor Dubbe aya uga tacsiyeeyey Umada Soomaaliyeed Geeridii naxdinta lahayd ee ku Timid Majaajiliiste Cabdi Muriidi Dheere...
Madaxda Dowladda oo ka tacsiyeeyay geerida Majaajiliiste Ajakis.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Marxuum...
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Majaajiliiste Ajakis
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Marxuum...
Allah unaxariisto Majaajiliiste Cabdi Muridi Dheere (Ajakis) oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.
Allah unaxariisto, majaajiliiste Cabdi Muridi Dheere (Ajakis) oo kamid ahaa Majaajiliista yaasha ugu caansan gayiga Soomaaliya ayaa goordhaw ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.
Marxuumka ayaa maalmahan...
Xisbiga Bidix-dhexe oo si dirqi ah uga guulaystay xisbiga Angala Merkel
Xisbiga Dimuqraadiga bidixda dhexe ee dalka Jarmalka ayaa si dirqi ah ugu guuleystay doorashooyinkii federaalka ee ka dhacay dalkaasi, iyagoo ka adkaaday xisbiga Chancellor...
Guddiga doorashada xubnaha Somaliland oo shaaciyey dib u dhac doorasho
Qoraal ka soo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka senatorrada Aqalka Sare ee Somaliland ayaa lagu shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid doorashada xubnaha...
Madaxweynaha Puntland oo qaabilay wafdi ka socda Beesha caalamka
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, ergayga qaramada midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi...
Muhiimadda Dekadda Kalluumeysiga Hobyo u leedahay Bulshada deegaanka
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa bogaadiyay cid walba oo gacan lixaad leh ka geysatay...
Jaamacadda Accord iyo hey’adda UNASOM oo Arday u soo gabagabeeyey tababar lagu baranayey isbadalka...
Tababarkaan oo lagu baranayay isbadalka Cimilada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Hey’adda UNASOM iyo Jaamacadda Accord Ee magaalada Muqdisho.
Tababarkaan ayaa waxaa ka qeybgalay qubaro...










