Wararka Gudaha

Qof naftii hallige ah oo isku qarxiyey maqaaxi ku taal degmada wadajir

0
4 Qof ayaa dhimatay ku dhawaad 10 kalana wey ku dhaawacmeen kadib Markii Qof xiran jaakadda Qaraxa uu isku dhex qarxiyay dad ku Shaahayay...

Agaasimaha Guud ee Warfaafinta XFS oo daah furay Tababar ku saabsan Tabinta Tacadiyada jinsiga

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa maanta daah furay Tababar ku saabsan Tabinta...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub...

Ciidanka xoogga dalka oo deeq raashiin ah gaarsiiyay qoysas dan yar ah

0
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa raashiin isugu jira bur, bariis, baasto, sokor, saliid iyo timir u qeybiyay qoysas dan yar ah oo dhawaan kasoo...

Shirkadaha Qaamuus iyo Safar oo ka shaqeeya waxbarashada oo heshiis kala saxiixday

0
Mas’uuliyiin ka kala socotay Akademiyadda waxbarashada Qaamuus International ee uu fadhigeedu yahay Muqdisho iyo shirkadda waxbarashada Zafar ee dalka Suudaan ayaa heshiis iskaashi iyo...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay qaraxii ka dhacay Imaaraadka

0
Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Imaaraadka Carabta. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali ayaa...

Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Galmudug oo tababar loo soo xiray

0
Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Galmudug mudane, Cali Daahir Ciid ayaa tababar ugu soo xiray degmada Caabudwaaq boqolaal Ciidan Cusub ah oo ka tirsan Daraawiishta...

Dowladda UK oo Soomaaliya ugu deeqday 10 milyan oo dollar oo loogu talagalay dadka...

0
London- Dowladda UK, ayaa Soomaaliya ugu deeqday in ka badan 10 milyan oo dollar oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka abaaraha saameeyeen Wasiirka arrimaha...

Xubin katirsanaa argagixisada Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka

0
Cali nuur Ibraahim oo Magaciisu Afgarasha uu Yahay Hamza oo Ka mid ahaa kooxda Nabadiidka Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay guutada 8aad ee qeybta...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyay kulanka amniga Hirshabeelle

0
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka amniga Hirshabeelle si loogu diyaar garoobo doorashooyinka xildhibaanadda golaha shacabka ee...