Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Sacuudiga
Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo Safiirka Cusub ee Boqortooyada Sacuudiga Mudane Axmed Bin Maxamed...
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo gaaray Kismaayo
Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta Doorashooyinka Dadban ee heer Federaal Mudane Muuse Geelle Yuusuf iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah...
Maali oo ka hortimid heshiis ay horay ula gashay Faransiiska
Afhayeen u halay wasaaradda arrimaha dibadda Faransiiska ayaa xaqiijiyay in ay darsayaan codsi uga yimid dalka Maali oo ku aaddan in dib u eegis...
Xildhibaan Xasan Cabdi Nuur oo ku guleeystay doorashada kursiga Hope#184
Magaalada Baydhao ee xarunta Gobolka Baay oo ay ka socota doorashada shank amid kurasta Golaha shacbaka ayaa goordhawa lagu doortay Kursiga koowaad ee Hop#184...
Madaxweynaha Tunuusiya oo Waqti dheeri ah ku kordhiyay Xaaladda deg-dega ah ee dalkiisa
Madaxweynaha Dalka Tuniisiya ayaa go’aansaday in muddo bil ah oo dheeraad ah lagu kordhiyo xaaladda deg-degga ah ee dalkaas saarneed, iyadoo dhaqdhaqaaqa Al-nnahda uu...
Guddiga doorashadda Jubbaland oo shaaciyey Jadwalka doorashada lix Kursi
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaacisay jadawalka qabashada doorashada lix kursi oo kamid ah 14-kii kursi ee la shaaciyay13/12/2021.
Guddiga ayaa...
Doorashada qaar ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo Lagu wado inay ka dhacdo...
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, ayaa lagu wadaa in Maanta ay ka dhacdo doorashada Shan kamid ah Kuraasta Golaha Shacabka oo degaan doorashadoodu...
hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo si rasmi ah u hirgalisay xarunta ka jawaabista...
Xaruntaan ayaa timid kadib markii dardargelin lagu sameeyay shaqada Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadda, taas oo ka dhalan karto cabashooyin ka soo laabto adeegyada Socdaalka...
Qof naftii hallige ah oo isku qarxiyey maqaaxi ku taal degmada wadajir
4 Qof ayaa dhimatay ku dhawaad 10 kalana wey ku dhaawacmeen kadib Markii Qof xiran jaakadda Qaraxa uu isku dhex qarxiyay dad ku Shaahayay...
Agaasimaha Guud ee Warfaafinta XFS oo daah furay Tababar ku saabsan Tabinta Tacadiyada jinsiga
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa maanta daah furay Tababar ku saabsan Tabinta...










