Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dadka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyey munaasabadda Ciida Carafo

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka ugu hambalyeeyey maalmaha barakaysan ee ciidda Carafo oo ah munaasabad...

R/wasaare Xamza oo hambalyada Ciidul Adxaa u diray Shacabka Soomaaliyeed.

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamza Cabdi Barre ayaa shacabka soomaaliyeed ugu Hambalyeeyey Munaasabadda Ciidul-adxaa, isaggoo si gaar ah Hambalyo ugu diray geesiyaasha...

Tababar aqoon kororsi ah oo loo soo gabagabeeyay 40 ruux

0
In kabadan 40 ruux oo isugu jira gabdho iyo wiilal ayaa ka faaiiidaystay tabar aqoon kororsi ah oo lagu baranaayay arrimo ku saabsan hogaaminta...

Walaac ku aadan abaaraha ka jira dalka oo sii kordhaya

0
Dalka ku yaalla Geeska Afrika,gaar ahaan Soomaaliya ayaa waxaa ka taagan abaartii ugu darneyd muddo afartan sano ah, sida ay sheegeen dowladda iyo Qaramada...

Safaaradda JFS ee Itoobiya oo qabatay shir jaraa’id oo khuseeyay arrimaha dalka

0
Maamulka Safaaradda Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya ee fadhigoodu yahay dalka Itoobiya ayaa Faah-Faahin ka Bixiyay halka ay marayaan qorshaha ku saabsan in amniga dalka lagu...

Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland oo looga hadlay Ammaanka, Abaaraha iyo Xanuunka Covid19

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Wasaarada amniga ayaa laga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay, Shacabkana ugu hambalyeeyey munaasabadda Ciidda...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ku joogay dalka Turkiga, ayaa galabta ka soo...

Iraan oo sheegtay in ay xirtay ku-xigeenka Safiirka Ingiriiska ee Tehran

0
Iran ayaa Arbacadii sheegtay in ay xidhay ku xigeenka safiirka UK ee Tehran kadib markii lagu eedeeyay in uu muunado ciid ah ka qaaday...

Ciidanka XDS oo Sameeyey Hawlgallo lagu xaqiijinayo Amaanka Wadada Xiriirisa Magaalooyinka Balcad iyo Jowhar

0
Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed ayaa Sameeyey Hawlgalo lagu xaqiijinayo amaanka wadada Xidhiidhisa Magaalooyinka Balcad & Jawhar ee Gobolka Shabeelaha dhexe.. Hawlgalkan ayaa waxa Hogaaminayey Taliyaha...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO MADAXWEYNE RECEP TAYYIP ERDOGAN OO KULAN QODOBO MUHIIM AH LOOGA...

0
Ankara- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey xarunta madaxtooyada Turkiga ayaa kulan miro-dhal ah la...