Taliska Booliska Soomaaliyeed oo bandow ku soo rogay Muqdisho
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa bandow ka bilaanaya Caawa Fiidkii 9:00Pm kuna eg 12-ka subaxnimo ee isniinta soo socota ku soo rogoy shacabka ku dhaqan...
Ciidamada xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku qabtay labo ka tirsan argagixisada Al-Shabaab
Ciidamada Kumaandooska Xoogga dalka ee Danab ayaa howlgal qorheysan oo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab waxay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose.
Ciidamada...
Ra/wasaare Rooble oo ka tacsiyeeyay geerida madaxweynihii Imaaraadka Sheikh Khaliifa Bin Zayid.
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka iyo Dowladda Imaaraadka Carabta uga tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee madaxweynihii Dowladda Imaaraadka...
Hey’adda CARE oo sheegtay in abaaraha ka jira Soomaaliya ay saameyn ku yeesheen waxbarashada
Sida lagu sheegay warbixin dhawaan ay soo saartay Qaramada Midoobay, gaar ahaan hey’adda CARE ayaa muujinaya in in ka badan 80 iskuul oo ku...
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo Xaflad u sameeyay howlwadeennada Guddiga
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa ka qeybgalay munaasabad casho sharaf oo abaalmarinno lagu guddoonsiiyay howlwadeennada Guddiga.
Munaasabaddan oo lagu qabtay Hotel Decale...
Wasiirka Howlaha Guud oo daah furay Shirka Guddigga hagidda mashruuca dib u dhiska waddooyinka
Shirka Guddigga hagidda mashruuca Dib u dhiska Wadooyinka Soomaaliya oo ay qeyb ka yihiin Qaar ka mid ah Wasaaradaha Dowladda Federaalka iyo Wasaaradaha Howlaha...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa iyo xarunta Xukuumadda ku qaabilay halgamaa Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax oo sanadkii 2017-kii si...
Hadal jeedinta musharaxiinta madaxweynaha oo la soo gunaanaday
Waxaa soo gaba gaboowday hadal jeedinta murashaxiinta xilka madaxweynaha 10 aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo laba maalin ah ka socotay hoolka Teendhada...
Ciidanka xoogga dalka oo howl-gallo ka sameeyay degaanno ka tirsan Shabeellada
Ururka 4-aad, Guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorshaysan ka sameeyay degaanka Warta madax maroodi oo ka tirsan Gobolka Shabeellada hoose.
Ciidanka ayaa...
Ciidanka xoogga dalka oo howl-gallo ka sameeyay degaanno ka tirsan Shabeellada hoose
Ururka 4-aad, Guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorshaysan ka sameeyay degaanka Warta madax maroodi oo ka tirsan Gobolka Shabeellada hoose.
Ciidanka ayaa...










