Wareegii koowaad ee doorashada oo soo gabagaboobay.
Waxaa soo gabagaboobay wareegii koobaad ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, taa oo soo bilaabatay 2dii duhurnimo ee maanta.
Waxaa Doorashadan ku tartamayay Musharaxiin gaaraya ilaa Soddon...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo uga hambalyeeyay dhalinyarada Soomaaliyeed xuska 15-ka May
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo ku aaddan xuska May 15 Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed, oo ku...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ugu hambalyeeyey dhallinyarada Soomaaliyeed Maalinta SYL ee 15 May
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta 15-Ka May oo ku beegan aas-aaskii ururkii gobanimo doonka...
Dhallinyarada Soomaaliyeed oo u dabbaal-degaya xuska 15-ka May
Dal kasta waxa uu ku faano ama saacida horumarkiisa waa dhallinyarada oo aan looga maarmin difaaca ama ilaalinta dadka iyo dalka,kuwaas oo haddii la...
dhamaan Dulimaadyada garoonka Adan Cadde oo hakad la galiyay
Mareeyaha Garoonka Diayaradaha Muqdisho ayaa sheegay in hakad lagaliyay dhamaan Dulimaadyada garoonka Diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Maareeye Cabdinasir Maxamuud Gureey ayaa xusay in...
Saacadda Bandowga oo dib loo dhigay ilaa 1da Habeenimo
Booliska Soomaaliya ayaa sheeciyay in la kordhiyay waqtiga uu dhaqangalayo Bandoowga, dadweynuhuna ay adeegan karaan Caawa illaa 1:00Am.
Taliyaha Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Xijaar...
Guddiga doorashada Madaxweynaha oo soo saaray Habraaca Amniga Doorashada Madaxwaynaha
Guddoomiyaha Guddiga Baarlamaanka ee Doorashada Madaxwaynaha Mudane Cabdiqani Geelle Maxamed ayaa farriin u diray Bulshada iyo daneeyayaasha Doorashada.
Waxa uu guddoomiyaha ka codsaday dhamaan Shacabka...
Ingiriiska oo Cunaqabateeyn ku soo rogay shakhsiyaad ka ag dhow Madaxweyne Putin
Laga bilaabo markii uu bilaawday Dagaalka milatari ee Ruushka uu ku qaaday Ukraine, dalalka reer galbeedka ayaa si is daba joog ah u saarayay...
Guddoonka labada Aqal ee BJFS oo kulan la qaatay guddiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha...
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa waxay maanta kulan ku saabsan amniga doorashada la yeesheen gudigga qabanqaabada doorashada madaxweynaha JFS iyo sarkiisha sare ee...
Goobta ay ka dhaceyso doorashada madaxweynaha oo la diyaariyay
Guddiga isku dhafka Baarlamaanka ee doorashada Madaxwaynaha ayaa diyaariyay Hoolka teendhada Afisyooni oo ay ka dhacayso 15-May doorashada madaxweynaha 10-aad ee jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya.
15-ka...










