Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Golaha shacabka BJFS iyo Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo maanta kulmay

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta salaan iyo hambalyo ugu tagay madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta salaan iyo hambalyo ugu tagay madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane...

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo furtay shir u dhaxeeya Wasaaradda iyo Bangiga Adduunka

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka H.E. Drs Fowziya Abiikar Nuur, ayaa maanta magaalada Nairobi ka furtay shir u dhaxeeya Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka kaas...

Dibadbax lagu taageerayo Madaxweyne Xasan Sheikh oo lagu qabtay Gaalkacyo.

0
Maamulka Dowlada Hoose Ee degmada Gaalkacyo ayaa qabtay Dibad bax balaaran oo Lugu Taageerayay Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Somalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud. Dibad baxan ayaa...

Dulimaadyadii Diyaaradaha ee Garoonka Aden cade oo saakay la fasaxay.

0
Maareeyaha Garoonka Diyaradaha Muqdisho Cabdinasir Maxamud gurey ayaa sheegay in dhamaan la lafasaxay Dulimaadka iyo dagitaanka Diyaaradaha ee Garoonka Aden cade international Airport Ee...

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo degaanno kala wareegay Al-Shabaab

0
Ciidamada Kumaandooska ee xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor gaar ahaan Ururka 8 aad ee guutada 18 aad ayaa howlgal ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab...

Madaxda Dalka oo hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Xasan Sheekh Maxamuud

0
Madaxweynaha Xafiiska jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey walaalkiis Xasan Sheekh Maxamuud oo loo doortay xilka Madaxweynaha dalka...

Madaxweyne Farmaajo oo xilka ku wareejinaya Madaxweynihii xilka ku wareejiyay shan sano ka hor

0
Waxaa soo gabagaboobay wareegii saddexaad ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo ay ku tartamayeen Labada Musharax ee kala ah Xasan Sheekh Maxamuud iyo Maxamed Cabdullaahi...

Wareegii labaad ee doorashada oo soo gabagaboobay.

0
Waxaa soo gabagaboobay wareegii Labaad ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo ay ku tartamayeen afar Musharax kuwaa oo ka soo gudbay wareegii koobaad oo ay...

Waa sidee jawiga magaalada Muqdisho oo ay ka socoto doorashada Madaxweynaha, qaabkee ayeyse Shacabku...

0
Maanta oo 15ka May ah waxa ay ku beeganayd Maalintii dhalinyarada Xornimo doonka ee SYL, sidoo kale na waxa ay ku beegan tahay maalinta...