Wararka Gudaha

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY CUTUBYO KA TIRSAN CIIDANKA BADDA EE TABABBARKA U JOOGA DALKA...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray cutubyo ka tirsan Ciidanka Badda...

Ra’iisul wasaaraha Isra’iil oo ka hadlay socdaalka uu isra’iil ku imaanayo Madaxweynaha Mareekanka

0
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Yair Lapid ayaa sheegay in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu farriin nabadeed iyo rajo ah ka sido Israa’iil, taasi oo ku...

Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyay degmada Wisil ee Gobolka Mudug

0
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo xalay soo gaaray degmada Wisil ee gobolka Mudug ayaa waxaa munaasabad...

Guuddiga Abaaraha Degmada Xuddur oo deeq gargaar ah u qeybiyey Qoysaska ay Abaartu sameeysay

0
Xaaji Cabdinuur Daruuro oo ka mid ah ganacsatada koonfur galbeed soomaaliya ayaa ku deeqey gargaarkaan raashiinka ah oo guddiga abaaraha gobolka bakool gaarsiiyeen  shan...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal ka sameeyay degaanno hoostaga Gobolka Gedo

0
Ciidamada dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa howlgallo ka dhan ah Argagixsada AL-Shabaab ka sameeyay degaano hoostaga degmooyinka Dooloow...

MADAXWEYNAHA JFS OO U KUUR-GALAY XAALADDA CIIDANKA SOOMAALIYEED EE TABABBARKA U JOOGA DALKA ERETERIYA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray cutubyada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...

Ku-simaha Madaxweynaha JFS oo kulan la qaadatay Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka Ah ee Qaramada Midoobe

0
Ku-simaha Madaxweynaha Jamuuriyada Fadaraalka Soomaaliyed Ahna Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ahna Guddoomiye ku Xigeenka 1aad Ee golaha Shacabka Marwo Sadia Yasin Samatar Ayaa kulan...

Madaxweynaha Srilanka oo oggolaaday in uu xilka baneeyo maalmaha soo socda

0
Madaxweynaha Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa ayaa aqbalay inuu xilka ka dago , sida uu sheegay sarkaal sare, ka dib markii mudaaharaadayaashu ay xoog ku...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO GAARAY MAGAALADA ASMARA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Asmara ee caasimadda dalka Ereteriya. Madaxweynaha ayaa markii uu ka degay Garoonka Caalamiga ah...

Madaxweynaha Dalka oo booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Eretaria

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah oo qaadanaysa muddo afar maalmood ah ugu ambabaxay dalka Ereteriya, ka dib...