Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka Dalka oo qaabilay Ergayga Finland ee nabadaynta Geeska Afrika
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Maanta, Mudane Suldaan Saciid Axmed oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Finland,...
Pakistaan: Dooni aroos oo qalibantay ayaa sababtay dhimashada 18 Haween ah.
Pakistan ayaa ku dhawaaqay in dooni ay la socdeen 100 qof oo isku qoys ah oo u socday xaflad aroos ay ku degtay wabiga...
Hantidhowrka Qaranka oo ka digay in Hay’adaha Dowladdu heshiis galaan inta Xukuumad cusub laga...
War-saxaafadeed uu soo saaray Xafiiska Hantidhowrka Qaranka ayaa faray Hay’adaha Dowladda in aanay gali karin wax heshiis ah inta laga soo dhisayo Xukuumad cusub...
Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab
Nairobi- Ciidanka la dagaallanka Argagixisada Al-Shabaab ee dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay xubin ka tirsan nabad-diidka oo ku dhuumaaleysanayay degaanka Milimani ee gobolka...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Sii-hayaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sii-hayaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti ee Soomaaliya Mudane Mohamed-Rashid Ibrahim Yuusuf,...
Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo xilalkii u kala wareejiyay taliyihii hore ee saldhiga...
Garowe- Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal G/le Maxamuud Muuse Bile (Fardafuul) ayaa xilalkii u kala wareejiyay taliyihii hore ee saldhiga bartamaha Garowe iyo taliyaha...
Ciidamada Xoogga Dalka oo gobolka Jubbada hoose ku dilay Horjogayaal katirsan Al-Shabaab
Ciidanka Kumaandooska Danab XDS Gaar ahaan Ururka 5-aad Guutada 16-aad Danab ayaa Hawlgal Qorshaysan oo lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab...
Ciidamada Xoogga Dalka oo gobolka Jubbada hoose ku dilay Horjogayaal ka tirsan Al-Shabaab
Ciidanka Kumaandooska Danab XDS Gaar ahaan Ururka 5-aad Guutada 16-aad Danab ayaa Hawlgal Qorshaysan oo lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab...
Madaxweynaha Galmudug oo shir guddoomiyay shirka Golaha Amniga ee Galmudug
Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay shirka Golaha Amniga ee Dowladda Galmudug, kaas oo ka qabsoomay Aqalka madaxtooyada Galmudug.
Shirkan oo...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya magaalada Muqdisho, Mudane Alberto Vecchi, waxayna ka...










