Ra’iisul Wasaare Xamse oo Golaha Shacabka uga mahadceliyey muddo-siinta Dhismaha Golaha Xukuumadda
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa uga mahadceliyey Xildhibaannada Golaha Shacabka muddo-siinta dhismaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu ka codsaday.
Ra'iisul...
Golaha shacabka BJFS oo u ogalaaday Ra’iIsul wasaarah in muddo 10 cisho ah loogu...
.Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa ogolaaday codsi uu Ra’isulwasaaraha XFS Mudane Xamza Cabdi Barre usoo gudbiyay Gudddoonka Golaha Shacabka kaa uu kaga codsanaayo...
Ciidamada Amniga oo howlgal dhallinyaro lagu soo qabtay ka sameeyay degmada Karaan
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xalay howlgallo amniga lagu xaqiijinayay waxaa ay ka sameeyeen Xaafado katirsan degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir, halkaas oo ay maalmihi...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO LA KULMAY MADAXWEYNIHII 5-AAD EE DALKA
Qaahira- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka Masar ayaa magaalada Qaahira kulan kula qaatay Madaxweynihii...
Gollaha Shacabka oo yeelan doona kulan weyne uu codsaday qabsoomiddiisa Xafiiska Ra’iisul wasaaraha
Xildhibaanada Gollaha Shacabka ayaa la isugu yeeray Kulan weyne ay yeelan doonaan barito, sida lagu daabacay bogga rasmiga ah ee Gollaha Shacabka.
Qoraalka ayaa u...
Ergeyga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada oo la kulmay madaxa hay’adda Kaalmada iyo...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, madaxa ugu sarreeya hay’adda Kaalmada iyo...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo booqasho rasmi ah ugu amba-baxay dalka Masar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaar ka mid ah dalalka xiriirka soojireenka ah la wadaaga dalkeenna ku maraya socdaal ku...
Guddoomiye Sacdiyo Yaasiin Samatar oo dalka oo dalka dib ugu soo laabatay ka dib...
Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Samatar ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay ka dib...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay guddiga madax-banaan ee la dagaalanka musuqmaasuqa
Guddoomiyaha golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa waxaa uu la kulmay guddiga madax-banaan ee la dagaalanka musuqmaasuqa.
Guddiga ayaa...
Guddoomiyaha Aqalka sare oo la kulmay madaxda hay’adda UNDP ee Soomaaliya
Guddoomiyaha golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaasi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Mudane Jocleyn Mason oo ah Madaxa hay’adda...










