Wararka Gudaha

NAAS NUUJINTA WAA FAYO DHOWRKA ILMAHA YAR

0
Waa arrin Rabbaani ah in ilmaha dhasha in la nuujiyo ilamaha dhasha oo aan wax kale cunto u noqon Karin. Kuwa naaska nuujiya ilmahooda ayaa...

MAXAA KA HORTAAGAN DHALINTA SOOMAALIYEED INAY BEERAHA TACBADAAN

0
Waan ognahay Dal walba dhallinyaradiisa  ayaa dhisa dhan kastaba ha ahaate Beeruhu waxay ka mid yihiin waxayabaha daruuriga u ah nolasha asaasiga ee bini aadanka.Sidaas oo...

Wafdi ka socday Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliyeed oo gaaray Dhuusamareeb

0
Wafdigan oo isugu jira tababarayaal, garsoorayaal, macalimiin iyo madax ka socota xafiiska hormarinta Gobolada ee xiriirka kubada Cagta Soomaaliyeed ayaa maanta si weyn loogu...

Madaxweynaha Puntland oo gaaray magaaladda Garacad ee gobolka Mudug

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wefti balaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray magaaladda Garacad ee gobolka...

Madaxweyne Dani oo abbaalmariyay ciidamo iyo madax ka tirsan gobolka mudug

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qayb galay munaasabad lagu abaalmarinaayey ciidamo iyo mas’uuliyiintii kale oo ka qayb-qaatay nabadgelyada Gobolka...

Puntlan iyo Galmudug oo boogaadiyay kaalinta bulsho ee garab istaagga ciidamada

0
Maamulada Gobalada Mudug ee puntland iyo Galmudug Cabdi ladiif Muuse Nuur iyo Cabdiraxmaan Cali Diiriye  ayaa bogaadiyay kaalinta ay bulshadu ka qaadaneyso garab istaaga...

Haweenka Golayaasha Deegaannada Galmudug oo tababar loogu soo gabo gabeeyay Dhuusamareeb

0
Wasiiru Dowlaha Ahna Ku-Simaha Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dib Uheshiisiinta Dawlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Xasan Cali  ( Axmed Dheere ) ayaa...

Xal laga gaaray dagaalo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

0
Xabad joojin hordhac ah ayaa laga gaaray dagaalo culus ka dhacay deeganada Kabxanleey iyo Deefoow ee waqoyiga Magaalada Beledweyne. Waxgaradka iyo Odayaasha dhaqanka oo gaaray...

MARWADA KOOWAAD EE DALKA OO KULAN LA QAADATAY QAAR KA MID AH HAWEENKA MUSHARAXIINTA...

0
Muqdisho, Sebtembar 09, 2021: Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo kulan la qaadatay qaar ka mid ah haweenka musharaxiinta ah ee...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo kulan laqatay masuuliyiin katirsan maamulka...

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay kulan la qaatay masuuliyiin ka socda Dowlad Goboleedka Galmudug oo ka kooban Wasiiro, Saraakiil...