Ciidanka Xoogga oo howlagallo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyey qeybo ka mid ah Hiiraan
Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa macweysleyda oo iskaashanaya oo mudooyinkii u dambeeyay howlaglo Ka Dhan Ah Al Shabaab kawaday qaybo kamid Ah Gobolka Hiiraan...
Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaaano ka tirsan Jubbada Hoose
Ururka 5aad, Guutada 16 aad ee Kumaandooska Danab XDS iyo Ciidanka Nabadsugida Maamulka Jubbaland ayaa Hawlgalo Lagu baacsanayo Argagixisada ka sameeyey Deeganada Kaanjaroon, Yaaqxaluul,...
๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ฌ๐ญ๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐ฌ๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ข๐ฆ๐ข๐ฅl๐๐๐ ๐๐ ๐๐ซ๐ฎ๐ซ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada DFS, ayaa ka qayb galay shirka hadlayo Istiraatajiyadda Isbeddelka Cimilada ee Urur Goboleedka IGAD shirkaas oo...
Wakaaladda SONNA oo ka qayb-gashay Shirka Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha
Beijing- Madaxa Qaybta Ingiriiska Wakaaladda SONNA, Maxamed Cisman Cabdi โBlackโ ayaa ka qayb-galaya shirka Iskaashiga Warbaahinta Shiinaha iyo Africa oo ay ka qayb-galayaan wafood...
R/Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo u ambabaxay daka Tuniisiya
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho.
Raโiisul...
R/Wasaare Xamsa oo la kulmay ku-xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa saaka kulan la qaatay Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada...
Danjire Maxamed Maxamuud Tifoow oo ka hadlay xaaladda dadka Soomaalida ee Jarmalka
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Jarmalka Maxamed Maxamuud Tifoow ayaa sheegay in aysan jirin muwaadiniin Soomaali ah oo si sharci darro ah ama si qasab...
Raโiisul Wasaare Xamza oo ka qeyb galay Munaasabad lagu soo dhaweynayay isaga iyo wafdigiisa
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa ka qaybgalay munaasabad weyn oo lagu soo dhaweynayay isaga iyo wafdigiisa oo ka dhacday xarunta...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si diirran loogu soo dhoweeyay magaalada Garoowe
Garoowe- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran waxaa ugu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada...
Raโiisal wasaare Xamsa oo gaaray Beled weyne
Beled weyne- Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Raโiisulwasaaraha XFS mudane; Xamsa Cabdi Barre ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Raโiisulwasaare Xamsa ayaa waxaa...










