Wararka Gudaha

Wasiirka Arrimaha dibedda XFS oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Kuwait

0
Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibedd Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa kulan kula qaatay  caasimadda dalka Algeria ee Algiers, dhigiisa Arrimaha dibedda ee Dawladda Kuwait H.E Sheikh...

Madaxda Golaha wadatashiga oo madaxtooyadda kaga qayb galay qorshaha qaran ee Soomaaliya Cagaara

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka, Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Sudan

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xoogga saaraya sidii Soomaaliya looga taageeri lahaa dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ayaa caawa gaaray...

Maamulka Wasaaradda Qorshaynta iyo Hawlwadeeno la socday oo booqday Cisbitaallada ay ku jiraan dhaawacyadii...

0
Agaasimaha Maaamulka iyo Maaliyadda Mudanae Siciiid Axmed Maxamuud oo ay wehliyaan Qaar ka tirsan Howl-wadeennada Waasaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS ayaa maanta booqday...

Madaxweynaha JFS ayaa guddoomiyey shirka 3-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) oo la soo...

0
Shirka waxaa ka soo qaybgalay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaare K/xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Oo Booqday Xarunta howlgallada gurmadka degdegga

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Mudane Axmed Macalim Fiqi, ayaa saaka booqday xarunta howlgallada gurmadka degdegga ah ee ay hirgelisay hey’adda musiibooyinka...

Xilliga Dagaalka iyo Xeeladaha Cadowga

0
Soomaaliya, waxaa heysta cadow aan arxan laheyn, diin laheyn, damiir laheyn, xishoodna aan laheyn. Dalku wuxuu ku jiraa xaalad dagaal, waxaana shacab iyo dowladba loo...

U Gurmashada dadkii waxyeelada ka soo gaartay qaraxyadii Soobe oo Maalintii labaad socda

0
Dhallinyaro ay Wasaaradda dhallinyaradda iyo cayaaraha ay isku duba riday ayaa maalintii labaad wada u gurmashada dadkii ku waxyeloobay musiibadii Zoobe. Kooxdan dhallinyaradda ah ayaa...

Bulshada Dhuusamareeb oo saakay u dareeray Doorashada Xildhibaanada golaha deegaanka

0
Shacabka ku nool Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta u dareerey Doorashada Xildhibaanada golaha deegaanka oo ay noqoneyso markii ugu horeysay ee Caasimadu yeelato golle deegaan. Ergo...

Xukuumadda oo soo saartay go’aamo muhiim ah oo ku saabsan gurmadka qaran ee qaraxyadii...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa caawa shir guddoomiyay shir Golaha Wasiirrada oo degdeg ah oo looga hadlayey gurmadka dadkii ku...