Agab caafimaad oo lagu wareejiyay Maamulka Cisbitaalka Guriceel
Gudigga gurmadka Guriceel ee uu hore u magacaabay madaxwaynaha Galmudug ayaa shixnad Dawo ah oo ka kooban 3-diyaaradood ku wareejiyay Maamulka isbitaalka Istarliin ee...
Madaxweynaha Galmudug oo ciidanka xoogga dalka ku booriyay dagaalka ka dhanka ah argagixisada
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shalay gelinkii dambe kormeer ku tagay xeryaha ay ku sugan yihiin ciidamada qalabka sida ee...
Soomaaliya oo ka walaacsan xariga muwaadiniinteeda loogu geysanayo dalka Zambia
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa waxa ay si dhow ula socotaa warbixinnada sheegaya xarig wadareed lagula dhaqaaqay dad Soomaali ah oo ku...
Madaxweynaha Mareykanka oo Yurub kaga qeybgalaya shirar muhiim ah
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa gaaray Magaalada Rooma ee dalka Talyaaniga,si uu uga qeybgalo shir madaxeedka G-20 ee looga hadlaayo arrimmaha canshuuraha oo ah...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay odayaasha iyo waxgaradka reer guriceel
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, General Odawaa Yuusuf Raage oo ay wehliyaan Taliyaha Guutada 15-aad iyo Taliyaha qaybta 21-aad ayaa la kulmay odayaasha iyo...
Kalluumeysiga sharci darada ah oo ku soo badanaya badda Soomaaliya
Qaar ka mid ah kaluumeysatada Soomaaliyeed ee ka jilaabta xeebaha bariga Mudug ayaa cabasho ka muujiyay koorka maraakiib shisheeye oo si sharci dara ah...
Taliyaha Ciidanka Booliska oo Kormeeray Hoggaanka baarista Dembiyada ee CID
Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta kormeeray Hogaanka Baarista Dambiyada ee CID qeybihiisa Kala duwan.
Taliyaha ayaa warbixin ku saabsan...
Dowladda Soomaaliya oo mar kale ammartay in laga guuro dhulka War-laliska ee degmada Deyniile
Qoraal kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya ayaa lagu faray dadka deggen dhulka War-laliska ee degmada Deyniile inay muddo kooban ugu baxaan.
“Wasaaradda...
Madaxweyne Lafta-gareen oo booqday Balli-doogle
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa manta gaaray Xerada Ciidanka Cirka Soomaaliya ee Balli-doogle ee...
AMISOM oo beenisay inay ku lug lahayd dagaalkii ka dhacay Guri-ceel
Hoggaanka howl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM ayaa iska fogeeyay eedeymaha ku saabsan in ay ku lug lahaayeen, isla markaana ay taageero ku siiyeen...