Generaal Caanood” Arrin la yaab leh ayaa lagu arkay dagaalkii Ceel-hareeri,”
Afhayeenka wasaaradda gaashaandhiga General Cabdullaahi Cali Caanood ayaa ka hadlay arrin la yaab leh oo lagu arkay furimaha dagaalka deegaanka Ceel-hareeri ee gobolka Hiiraan...
GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BJFS OO KULAN LA QAATAY KU-SIMAHA MADAXWEYNAHA PUNTLAND
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoyga uu ka degan yahay magalada Garoowe ku soo dhaweeyay...
Bukaanada ku jira cisbitaalka Xoogga oo maanta la gaarsiiyay kaalmo xoolo ah
Mamulka Hey’adda Gargaarka Maareynta Masiibooyinka ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga ku wareejiyay 5- halaad oo loogu talo galay bukaanada ciidanka ee ku jira Cisbitaalka Xoogga.
Munaasabaddi gudoonsiinta...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Madaxda dalka Suudaan
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane C/Qaadir Maxamed Nuur iyo wafdi uu hoggaaminaayey oo ku sugan dalka Suudaan ayaa la kulmay Madaxweynaha golaha sare ee siyaasadda...
Wasaaradda Gaashaandhigga oo xaqiijisay dhimashada 100- kamid ah Al-Shabaab
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga C/Laahi cali Caanood ayaa xaqiijiyay In dagaaladii u dambeeyay ee ka dhacay deegaanno ka tirsan Gobolada Hiiraan iyo Sh.Dhexe lagu dilay...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KU SOO LAABTAY DALKA,KADIB SHIR MADAXEEDKII JAAMACADDA CARABTA EE ALJEERIYA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa ku soo laabtay dalka,kadib markii uu Shir-madaxeedka dalalka Carabta uu hordhigay dadaalka ku aadan la dagaalanka...
Wasiirka Haweenka XFS oo kulan la qaadatay Ururrada Haweenka ee heer Qaran iyo heer...
Wasiirka Haweenka Iyo Horumarinta Xuquuqda aadanaha Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ka qeybgashay kulan looga hadlaayey sharciga haweenka,caruurta iyo dadka qaba baahiyaha gaarka ah.
Kulankaan oo...
Xorriyad iyo Nabad Waxaa Naga Xiga Xanuun Muddo Kooban ah.
Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa bishii September ee sanadkaan ansixiyey in la yareeyo ku tiirsanaanta Gaaska Ruushka, waxayna dejiyeen siyaasado iyo qorsheyaal lagu waajahayo arintaan.
Ujeedada...
Dowladda Soomaaliya oo deeq Gurmad ah kala wareegtay Kenya
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddomiyaha Golaha Wasiirada ee Gurmad Qaran Dr Cali Xaaji Aadan, Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra”iisal...
Wasiirka gaashaandhigga XFS oo dhiggiisa Suudaan la saxiixdey heshiis is afgarad ah.
Wasiir wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa heshiis is afgarad ah la saxiixdey dhigiisa dowladda aan walaalaha nahay ee Suudaan.
Munaasabad si heer sare ah loo...










