Wararka Gudaha

Maareeyaha Hay’adda Tayodhawrka Soomaaliyeed – Somali Bureau of Standards ayaa maanta kulan kula yeeshay...

0
Maareeyaha Hay'adda Tayodhawrka Soomaaliyeed - Somali Bureau of Standards - Md. Ali Yasin Gurbe ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka...

Socdaalkii Ergeyga ee Mareykanka, Canada, UK iyo qaar ka mid ah wadammada Midowga Yurub.

0
Socdaalkii Ergeyga ee Mareykanka, Canada, UK iyo qaar ka mid ah wadammada Midowga Yurub. Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha bini,aadannimada iyo...

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS oo Shan neef oo geela iyo deeq...

0
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS, mudane Xasan Xuseen Maxamed Eeley oo uu wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Xananaada Xoollaha Xildhibaan DR Saleebaan Cali...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir Golaha Wasiirrada...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir Golaha Wasiirrada oo warbixinno looga dhageystay Guddiga Qaran ee Gurmadka Qaraxii KM5,...

Afhayeenka Booliska oo xaqiijiyey qarax kooxda Khawaarijtu la beegsadeen gaari siday Arday

0
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyey Qarax Kooxda Khawaariijta ah ee arxanka Daran la beegsadeen gaari ay saarnaayeen Arday. Kooxda Khawaariijta ah ee arxanka Daran...

Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Daa’uud Aweys ayaa aanta Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan...

0
Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Daa’uud Aweys “Waxaan maanta Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweynay dhakhaatiir iyo deeq...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY DHIGGIISA DALKA MASAR CABDULFATAX AL-SIISI

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Algiers ee dalka Algeria Madaxweynaha dowladda Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi. Madaxweyne...

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan Aadan oo garoonka diyaaradaha...

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan Aadan oo garoonka diyaaradaha Muqdisho kusoo dhaweeyey dhaqaatiir u dhalatey Dalka ...

Golaha Ammaanka ee QM oo si adag u cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

0
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa waxay sida ugu adag u cambaareeyeen falkii ay Al-Shabaab ka geysatay magaalada Muqdisho, 29-kii Oktoobar 2022. Waxa ay...

Madaxweyne Laftagareen oo kormeerey Dhismaha ka socda Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo.

0
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada ayaa kormeerey Dhismaha ka socda Garoonka...