Wararka Gudaha

Ra’iisul wasaaraha XFS oo u dhoofay dalka Jabuuti

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Ra’iisul Wasaaraha ayaa...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool

0
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool. Socdaalka Madaxweynaha...

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka oo Shir Guddoomisay shirka Guddiga Xeerhoosaadka Golaha Shacabka

0
Xubnaha Guddiga Xeer Hoosaadka, Daryeelka, Anshaxa iyo Xasaanadda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kulan dib u eegista xeerhoosaadka Golaha Shacabka ah waxa uu uga...

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN OO U TACSIYEEYAY GUDDOOMIYE KU-XIGEENKA LABAAD OO WALALKIISA LAGU DILAY MUQDISHO

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha...

Madacweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool

0
-Madaxweynaha Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool. Socdaalka Madaxweynaha...

Ciidanka xoogga oo khawaarijta Al-Shabaab ku jabiyay weerar ay isku dayeen in ku qaadaan...

0
Ciidanaka Xoogga dalka iyo Dadka degaanka ayaa Khawaarijta Alshabaab ku jabiyay dagaal ka dhacay magaalada Qaayib ee degmada Baxdo, ka dib markii Argagixisada nafla...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galayo shirka caalamiga ah ee Cimilada Adduunka oo lagu...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb-galaya shirka caalamiga ah ee Cimilada Adduunka ayaa lagu soo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Guddiga Qaran ee la dagaalanka Lacaga Sharci-darrada iyo...

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada (AML/CFT) ayaa ku adkeeyey dardar...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Lataliyaha xiriirka caalamiga ah iyo isu-duwaha barnaamijyada.

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Nasa Ige in uu noqdo Lataliyaha xiriirka caalamiga ah iyo isuduwaha barnaamijyada. Madaxweynaha...