Wararka Gudaha

Qarax sababay waxyeello kala duwan oo saaka ka dhacay Degmada Hodan

0
Kooxaha Argagixisada ah ayaa saaka qarax ay ku soo rareen gaari ka geystay degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay” abaaro...

War Saxaafadeed Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

0
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somaaliya waxa uu bogaadinaayaa Guddiyada Doorashooyinka heer Federal , Guddiyada Doorashooyinka Somaliland, Galmudug iyo Koofur Galbeed oo si rasmi ah...

Wasaaradda Qorsheynta oo Baydhabo ku soo gaba gabeeysay Shirka wadatashiga qorshe howleedka Istaraatiijiyadda xalka...

0
Baydhabo- Wadatashiga oo socday muddo shan cisho ah ayaa ujeedadiisu waxaa ay ahayd diyaarinta qorshe howleedka Istaraatijiyada xalka waara ee dowlad gobaleedka Koonfur galbeed,...

Safiirka Soomaaliya ee Masar oo ugu baaqay hey’adaha gargaarka gobolka iyo kuwa caalamiga ah...

0
Cairo- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Ilyaas Sheeq Cumar oo adkeenaya bayaankii shalay...

Golaha wasiirrada oo ugu deeqay qeyb kamid ah gunnooyinkooda billaha ah dadka ay saameysay...

0
Xubnaha Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku deeqaya 20% gunnooyinkooda billaha ah si loogu taakuleeyo dadka ay saameysay abaarta baahsan ee dalka...

Muusikeystihii caanka ahaa ee Jiim Sheekh Muumin oo ku geeriyooday Muqdisho

0
Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Muusikeystihii weynaa Jiim Sheekh Muumin oo dhawaanahaan ku xanuunsanayay Muqdisho. Ustaad Jiim Sheekh Muumin oo xubin muhiim...

Wasiir Duraan iyo safiirka Shiinaha oo kormeeray Xarunta laga hago diyaaradaha Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Jamhuuriydda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax iyo Safiirka Shiinaha u Fadhiya Soomaaliya ayaa Kormeeray Xarunta laga hago...

Ra’iisal wasaare Rooble oo Guddoomiye Cirro kala hadlay toosinta iyo hufnaanta doorashada

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Cirro. Ra’iisal wasaaraha...

Mahad Cabdalla Cawad oo ku soo baxay doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb

0
Guddoomiye ku-xigeenka golaha shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa markale ku guuleystay doorasho maanta lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Kursigan ayaa waxaa...