Wararka Gudaha

Ku simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Safiirka Mareykanka

0
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maantaย  kulan la yeeshay Safiirka dalka...

Illaa 29-kun oo ruux oo ku dhintay dhulgariradii ka dhacay Turkiga iyo Suuriya

0
Tirada dhimashada ee dhulgariirkii Turkiga iyo waqooyi-galbeed Suuriya ayaa dhaaftay 29,000 xilli ay socdaan dadaallada samatabixinta ee ka socda dalalkaasi. Tirada dhimashada ย dadkii ku waxyeeloobay...

Guddiga horumarinta adeega Bulshada Aqalka Sare oo la kulmay Madaxda Wasaaradda Waxbarashada XFS

0
Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha baniโ€™aadanimada, warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare ayaa maanta xafiiskooda ku qaabilay masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta Sare oo...

Guddoomiyaha Hayโ€™dda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka oo kulan la qaatay Madaxa Hayโ€™adda UNICEF ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Hayโ€™dda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin iyo Madaxa Hayโ€™adda UNICEF ee Soomaaliya Wafaa Saed ayaa maanta ka wada hadlay sidii la isaga kaashan...

Madaxweynaha Puntland oo goobjoog ka noqday dhaarinta xeer Ilaaliyaha guud iyo Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada...

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Maanta goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarintaย  xeer Ilaaliyaha guud ee Dowladd Goboleedka Puntland Axmed Maxamed...

Tira-koobka Shaqaalaha Rayidka oo ka socda xarrumaha hayโ€™addaha Dowladda

0
Waxaa si habsami leh xarruumaha Dowladda uga socda Tira-koobka Shaqaalaha Rayidka, si loo dardar galiyo isla xisaabtanka shaqada iyo shaqaalaha.Rayidka ee dowladda Agaasimaha Guud ee...

Wasiirka Amniga Jubbaland oo kulan la qaatay Taliyaha qaybta 43-aad ee ciidanka Xoogga Dalka...

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha dowlad goboleedka Jubbaland S/ Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal), ayaa kulan la qaatay Taliyaha qaybta 43-aad ee ciidanka Xoogga Dalka,...

Wax ka ogow sheekada ku hoos qarsoon dagaalka khwaarijtu ka waddo dalkaan (Warbixin)

0
Muddo ka badan 15-sano ayay dalka iyo dadka dhibaato adag ku hayeeN Khawaarijta, waxaana hadda isbedel xoog leh oo dardar ku socda laga dareemayaa...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray xafiiska waaxda Dad-dhigista ee degmooyinka qeybta galbeed...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray Xafiiska Waaxda Dad-dhigista ee Degmooyinka dhinaca Qeybta Galbeed...