Wararka Gudaha

Wafdi Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal oo ka qayb galay shirka Baarlamaannada Carabta

0
Wafdi Xildhibaanno ah oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka koobnaa Senator Cabdixakiim macalim Axmed, Senator Abdi Osman Xareed iyo...

Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo qaabilay Sii hayaha Safaaradda Shiinaha

0
Xoghayaha Joogtada ee wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamse Aadan Xaadoow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda , Siihayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Dadka...

Madaxweynaha Galmudug oo xarigga ka jaray saladhiga booliska degaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud

0
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta xarigga ka jaray Saladhiga degaanka Huursheย  ee gobolka Galgaduud ,kaa oo dadka...

Madaxweyn Xasan oo Qurba joogta Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dagaalka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayay kulan ay qabteen bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Qaarada Yurub kuna taageerayeen...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo kulankoodii caadiga ahaa ku leh xarunta Villa Hargeysa

0
Kulanka Xildhibaannad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhaw ka furmay xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho Ajendaha kulanka ayaa maanta ah ka doodista akhrinta...

Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo shir looga hadlayo kobcinta awoodda dhallinyarada kaga qeyb...

0
Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta kaga...

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeyb galay Munaasabad lagu caleema saarayo Guddoomiyaha cusub ee degmada...

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ku sugan degmada Cabudwaaq ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu caleema saarayo Gudoonka cusub ee...

Raโ€™iisul wasaare Xamse oo faray maamulka Gobolka Banaadir iyo Laamaha Amniga in wax ka...

0
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa amray in si deg deg ah wax looga beddelo qaabkii hore ee amniga...

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Caabud-waaq

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, ย mudane Axmed Cabdi Kaariye ย iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Cabud-waaq ee Gobalka Galgaduud. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa magaalada...