Wararka Gudaha

Ra’iisal wasaaraha JFS oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Larry Andre oo ay ka wada hadleen...

Faah faahino laga helayo qarax ka dhacay magaalada Jowhar

0
Afhayeenka Madaxtooyada maamulka Hirshabeelle Daa’uud Xaaji Cirro oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa faah-faahiyay Khasaaraha ka dhashay Weerar fuleynimo ah oo ay kooxda Argagixisada...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo guddoomay Billad Sharafta ugu sarreysa ee ay Dowladda Jabuuti bixiso

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa xalay ka qeybgalay casho sharaf si heer sare ah loo soo agaasimay oo...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo guddoomay Billad Sharafta ugu sarreysa ee ay Dowladda Jabuuti bixiso

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa xalay ka qeybgalay casho sharaf si heer sare ah loo soo agaasimay oo...

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay afgambigii dhicisoobay ee...

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa ka qayb galay munaasabad lagu xusayay afganbigii dhicisoobay ee ka dhacay waddanka Türkiye 15-kii July...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Jabuuti

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaar ka mid ah dalalka Gobolka ku maraya socdaal ku saleysan xoojinta xiriirka dalkeennu la...

Ra’iisul wasaaraha Dalka oo qaabilay safiirada UK iyo Shiinaha ee Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda UK ee Soomaaliya, Kate Foster oo ay ka wada hadleen xoojinta...

Guddoomiyaha Gollaha Shacabka oo kullan la qaatay dhigiisa Jaamacadda Carabta

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS mudane Adan Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta mudane Abdel bin Abdulrahman Al-Assumi. Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo qaabilay Ku xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u...

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Fiona...

SAFARADA TURKIGA EE MUQDISHO AYAA LAGU XUSAYAA AFGAMBIGII DHICISOWBAY EE KA DHACAY DALKA TURKEY.

0
Safaaradda turkigu ku leeyahay Soomaaliya ayaa maanta si weyn looga xusayaa maalintii uu dhicisoobay Afganbigii lala damacsanaa dowladda wadanka Turkiga ee uu hogaamiyo Madaxweyne...