Wararka Gudaha

Xulka Gubada Cagta Gabdhaha Ingiriiska oo soo bandigay ciyaar cajiib ah

0
Xulka Gabdhaha Ingiriiska ayaa caawo dhigay taarikh cajib ah  kadib markii ay 2:1 kaga badiyeen dhigooda Jarmalka finalka koobka haweenka Yurub. Chloe Kelly ayaa  daqiiqadii...

Madaxweynaha Dalka oo ka tacsiyeeyay geerida laba Wasiir oo ka kala tirsanaa Jubaland iyo...

0
adaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Bulshada...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay Golihiisa wasiirada

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay  magacaabay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 80 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir...

Dowladda Jamhuuriyadda Serbia oo gergaar bani’aadanimo u soo direysa Soomaaliya

0
Go’aan rasmi ah oo ka soo baxay Dowladda Jamhuuriyadda Serbia ayaa lagu sheegay in Dowladda Serbia ay go’aansatay in gurmad raashin oo deg deg...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Tababar u soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil xigeeno dhameeyay Dugsiga Tababarka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray Dufcadda 4-aad ee Layli Sarkaal iyo Dufcadda 5-aad ee Layli Saraakiil...

Guddoomiyaha maxkamadda sare iyo xeer ilaaliyaha guud ee Qaran oo kormeer sameeyay

0
Gudoomiyha Maxkamadda sare ee dalka, Xeer-ilalaiyaha guud ee Qaranka iyo gudoomiyaha maxkamadda gobalka Banaadir ayaa manata si wada jir ah u kormeeray howlaha kala...

Shir socday Muddo saddex bari oo maanta ku soo gabagaboobay Magaaladda Muqdisho.

0
Shir socday Muddo sadex bari ah oo ay ka soo qeyb galeen xubno kala mata layay wadamada bariga Afrika ee ku midoobay Urur Goboleedka...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Ergayga QM ee Soomaaliya

0
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan ...

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland

0
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay kulan la qaatay Guddiga Kumeel gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland iyo Madaxda Ururada Siyaasadda Puntland. Kulanka...

Jubbaland oo guddi u magacowday qaban qaabada aaska meydka Alle ha u naxariistee...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya qaban qaabada aaska Alle ha u naxariistee Wasiirkii...