Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed oo Guddoomiyey Shirka Gollaha Amniga Koonfur Galbeed.
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Isaaq Cabdi ayaa Gudoomiyey Shirka Gollaha Amniga Dowladda Koonfur Galbeed.
Shirka oo ay ka qeybgaleen...
Ra’isul wasaare ku xigeenka XFS oo daah furay Munaasabad lagu xusayo maalinta nabadda Adduunka
Ra’isul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa daah furay Munaasabad lagu xusayo maalinta nabadda Adduunka oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda...
Taliyaha Ciidanka Booliska oo ka qeyb galay Shirka Booliska Caalamiga ah ee INTERPOL
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, oo hoggaaminaya wafti ka kooban Saraakiil Sarsare oo ka socda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ayaa magaalada...
Ciidanka xoogga dalka oo xaqiijiyay in 10-katirsan argagixisada lagu dilay degaanka Sino dhaqo
Howlgal qorsheysan oo Ururada 6aad iyo 3aad ee Kumaandooska Gor-gor ciidanka xoogga dalka ay ka sameeyeen degaanka Sino dhaqo oo 25 km u jiro...
Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo Amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay degaanno katirsan Gobolka Hiiraan
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 6aad Guutada 16aad ee Kumaandooska DANAB & Guutada 5 aad ee Qeybta 27 aad ee Ururuka 8aad...
Madaxweyne Galmudug oo saxiixay laba Sharci
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka qeyb galay munaadabadda xiritaanka Kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka Galmudug, kaas oo ay ka soo qeyb...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee xoogga dalka oo sheegay in la dilay 127 katirsan Al-Shabaab
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee xoogga dalka Janeraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa Sheegay in argagixisada laga saaray degaannada iyo degmooyinka Gobolka Hiiraan intooda badan soona...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay dhiggiisa Sacuudiga ballaarinta iskaashiga labada dal
Wasiirka Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta oo Talaado ah kulan doceed kula qaatay Xarunta Qaramada Midoobey ee New...
Wasiirrada Warfaafinta Iyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Oo Booqday Safaaradda Soomaaliya Ee Masar
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda Mudane Biixi Iimaan Cige oo shirar kala duwan u...
Ra’iisul wasaare Xamse oo kormeeray xarumaha wasaaradda maaliyadda iyo Bangiga Dhexe
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kormeeray xarumaha Wasaaradda Maaliyadda, Bangiga Dhexe iyo xisaabiyaha Guud, isaga oo u kuurgalay howllaha...