Wararka Gudaha

Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud

0
Dhuusamareeb- Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la wareegay deegaannada Ceel Afwayn iyo Sabansableey oo hoostaga Tuulada Budbud ee gobolka Galgaduud. Taliyaha Guutada 4-aad ee qaybta...

Soomaaliya iyo Jarmalka oo kala saxiixday heshiis dhaqaale

0
Dowladaha Soomaaliya iyo Jarmalka ayaa kala saxiiday heshiis dhaqaale oo gaaraya 19 Milyan oo dollarka Mareykanka ah, si wax looga  qabto dib u soo...

General Biixi” Waxan go’aan ka gaarnay weerarradii Khawaarijtu ku soo qaadi jirtay xeryaha ciidamada”

0
Taliyaha Ciidanka lugta Soomaaliyeed, Janaraal; Maxamed Tahliil Biixi ayaa sheegay in ay si weyn uga baaraan degeen ka Ciidan ahaan xeeladaha gaadmada ah ee...

Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka oo qaabbilay Madaxa Hay’adda IMC Soomaaliya

0
Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Mudane Dr; Axmed Cabdi Aaden ayaa maanta Xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabbilay wafdi uu...

Madaxweynaha Jubbaland iyo safiir ku xigeenka Maraykanka ee Soomaaliya oo ka wada hadlay dardar...

0
Madaxweynaha Jubaland Mudane , Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo kulan kula qaatay safiir ku xigeenka Maraykanka ee Soomaaliya Amb. Tim Trenkle oo maanta...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo sheegay in deegaannada cadowga laga saaray la gaarsiinayo hay’adihii dowliga...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey dardargelinta iyo hagidda xasillinta deegaannada Khawaarijta laga xoreeyey. Shirka ayaa lagu...

Khawaarijta oo weysay maleeshiyaadkii ay qoran jireen, maxaa sabab u ah? Warbixin

0
Howlgallada dalka ka socda ayaa Khawaarijta u horseeday in ay ku socdaalaan waddadii ay ku guuldareysan lahaayeen, in ka badan dhowr iyo toban sano...

Qadar iyo Bahrain oo ku howlan soo celinta xiriirkii dibolomaasi

0
Dalalka Qatar iyo Baxrayn ayaa wada dadaal lagu soo celinaayo xiriirkii diblomaasi ee u dhaxeeyay labadaasi dal,isla markaana lagu xallinaayo khilaaf soo jiray muddo...

Findland oo sheegtay in ay ka qeyb qaadaneyso dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Finland, Pekka Haavisto ayaa sheegay in ay dowladiisu ay diyaar u tahay in Soomaaliya laga cirib tiro khawaarijta, si nabad-gelyo looga...

Dowladda oo mar kale ammar ku bixisay in aan hub culus lagu wadan karin...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo warbaahinta la hadlay ayaa xoojiyay fulinta amarkii uu dhawaan soo saaray...