Ergeyga gaarka ah ee arrimaha gurmadka abaaraha oo New York kaga qeyb galay shir...
New York- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka qayb galay kulamada shirka sanadlaha...
R/wasaare Xamse oo kormeer shaqo ku tegey Wasaaradda Caddaaladda iyo Xarunta Howlgallada Deg-degga ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo oo uu ugu kuurgelayo adeegyada ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed ku tagey...
Soomaaliya iyo Maraykanka oo ka wada hadlay la dagaallanka argagixisada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qaabbilay Danjiraha Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Andre.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray...
Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo hambalyo u diray Ciidanka Xoogga dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa hambalyo ku aadden xuska sannad-guurada 63-aad ee aas-aaskooda u diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Ra’iisul...
Masar oo beenisay sir ku saabsan in Ruushka ay siiyeen gantaallo
Sarkaal sare oo u hadlay Masar ah ayaa beeniyay in Ruushka ay siiyeen 40,000 oo gantaallo ah, si dalkaasi ay ugu adeegsadaan dagaalka ka...
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo hambalyo u diray Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyed
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ciidanka Xoogga Dalka oo u...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyey ciidanka xoogga dalka sannad guurada 63-aad ee aas-aaskooda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya , Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan 12-ka April u diray Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.
“Sannad-guurada 63-aad ee aas-aaska Ciidanka...
Wasiirka warfaafinta XFS oo ka warbixiyay howlihii todobaadkan u qabsoomay dowladda
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Da’uud Aweys Jaamac oo uu wehliyo Madaxa Hawlgalka ATMIS Danjire Maxamed Al-amin Seuof ayaa ka Warbixiyay hawlihii...
Wasiirka Gaashaandhigga oo hambalyo ku aaddan 12-ka April u diray Ciidanka xoogga dalka
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan munaasabadda sanad guurada 63-aad ee 12-ka Abriil...










