Wararka Gudaha

Taliye Odawaa oo hambalyo ku aaddan 12-ka April u diray Ciidanka Xoogga dalka

0
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen; Odawaa Yuusuf Raage ayaa hambalyo ku Aaddan aas aaska ciidanka xoogga u diray qeybaha ciidanka xoogga. Taliyaha ayaa sidoo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo afur wadareed u sameeyay Diblomaasiyiinta shisheeye ee ku sugan dalka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku maamuusay diblumaasiyiinta ka howlgala dalka oo uu wehelinayo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS iyo dhiggiisa Serbia oo ka wada hadlay Xoojinta iskaashiga Amni...

0
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Mudane Dr. Maxamed (Doodishe) ayaa kulan rasmi ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Serbia Mudane Bratislav Gašić. Kulanka labada...

Warbaahinta qaranka oo heshay Liiska odayaal khawaarijtu xir xirtay

0
-Warbaahinta qaranka oo heshay Liiska odayaal khawaarijtu xir xirtayCiidamadda xoogga iyo kuwa degaanka kadib gulufka dagaal ay ku qaadeen khawaarijta waxa ay suurta galisay...

Booliska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay rag dhac geysanayay

0
Ciidanka Booliska saldhigga Waaberi ee gobolka Banaadir ayaa soo qabtay labo burcad ah oo dhac ka geysanayey waaxda Maajo ee degmadaas. Burcadaan ayaa dadka ku...

Antonio Guterres oo booqasho ku tagay Baydhabo

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres oo subaxnimadii saaka kusoo dagay goroonka caalamiga ah ee Aadan Cade isla markaasna Qasriga madaxtooyada Soomaaliya wadahadal...

Madaxweynaha JFS iyo xoghayaha Q.M oo kulan miro-dhal ah ku yeeshay Qasriga Madaxtooyada

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres oo si wadajir ah Warbaahinta ula hadley...

Danjiraha Soomaaliya ee Shiinaha oo ka qeyb galay shirka 8-aad ee wax soosaarka iyo...

0
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Shiinaha Cawaale Cali Kulane, ayaa xarunta Beijing Olympic Park – National Tennis Center ee magaalada Beijing uga qayb galay shir...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Qatar

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre , ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya mudane Cabdalla Binu Saalim...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo u ambabaxay Baydhabo

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa goordhaw u duulay Magaalada Baydhabo ee Caasimada KMG ee Maamulka KGS Kadib markii saakay uu soo...