Ergeyga xasilinta iyo hay’adda SoDMa oo ka wada hadlay sidii gurmad loo gaarsiin lahaa...
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka ee goobaha dagaallada Mudane , Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Booqday...
Ciidanka xoogga oo 10 dhagar qabe ku dilay Shabeellada hoose
Ciidanka xoogga dalka ayaa duleedka degaanka Jannaale ee gobolka Shabeellada hoose ku laayay koox Khawaarij ah oo doonaysay inay jidka u galaan kolonyo ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shirka saddex-geesoodka ah ee dalalka Soomaaliya, Talyaaniga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Addis Ababa uga qeybgalay shirka saddex-geesoodka ah ee dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo Itoobiya.
Shir...
R/W Xamsa” Sanadkan wuxuu noqonayaa, sanadkii dalka laga xoreyn lahaa Khawaarijta,”.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo gudanaya Cumrada, ayaa ugu duceeyay ummadda Soomaaliyeed in Alle uu ka dulqaado dhammaan...
Suudaan: Dagaallo u dhaxeeya 2-ciidan oo ka bilowday Khartuum
Rasaas xooggan ayaa laga maqlayaa caasimadda Suudaan ee Khartoum ,kadib maalmo ay jireen xiisado u dhexeeyay ciidamada iyo kuwo kale oo loo yaqaanno ciidamada...
Ciidamada xoogga dalka oo si buuxda ula wareegay deegaanka Budbud ee gobolka Galgaduud
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya Generaal Cabdullaahi Cali Caanood oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa xaqiijiyay in maanta ciidamada xoogga dalka si buuxda...
Khawaarijta oo Jubbooyinka isaga dishay 10 xubnood
Jilib- Ugu yaraan 10 dhagar-qabe oo ka wada tirsan ayaa ku geeriyootay labaatameeyo kalana dhaawacyo xooggan ayaa kasoo gaaray dagaal culus oo khawaarijta Al-shabaab...
Dowladda Cumaan oo raashiin ka qeybisay gobolka Bakool
Xuddur- Dowladda Saldanadda dalka Cumaan ayaa maanta deeq ka kooban raashiinka noocyadiisa kala duwan waxa ay gaarsiisay degmada Ceel barde ee gobolka Bakool.
Deeqdan ayaa...
Ciidamada xoogga dalka oo khawaarijta ka xoreeyay deegaanno hoos taga Galcad
Dhuusamareeb- Ciidamada xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa Khawaarijta kala wareegay Tuulada Ceel Cali Xasan oo hoostagta degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud.
Taliyaha Guutada 3aad...
Duqa Muqdisho oo kulamo gaar gaar ah la yeeshay qeybo ka mid ah bulshada...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta socdaal ku maray xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho, halkaasi oo...










