Wararka Gudaha

Safiirka Soomaaliya ee Uganda oo la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Uganda

0
Kampala- Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Baarlamaanka Uganda Mudane Jacob L. Oulanyah, iyagoo...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleed Koonfur galbeed Soomaaliya

0
Baydhabo- Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa goordhow u magacaabay Mudane Aadan mukhtaar suuriye xeer ilaaliyaha duud ee...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo guddoomiyey shirka guddiga maamul wanaaga ee maaliyadda (FGC)

0
Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka billaha ah ee guddiga maamul wanaagga Maaliyadda oo...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Muqdisho shir uga furay guddi ka soo shaqeynaya ka bixitaanka AMISOM...

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta Muqdisho shir uga furay Guddi Farsamo oo ka kala Socda Dowladda Federaalka...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY SAFIIRRADA DALALKA NIGERIA IYO INDONESIA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Nigeria Mudane Yusuf Yunusa iyo Indonesia...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo liiska musharaxiinta Gobollada Woqooyi ka guddoomay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee...

0
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa liiska musharraxiinta xildhibaannada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi ( Somaliland) ka guddoomay Guddoomiyaha Aqalka...

Wasaaradda Gaadiidka oo qabatay kulan looga arrinsanayo sidii loo horumarin lahaa Amaanka Hawada Soomaaliya

0
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa Kulan ay soo wada agaasimeen Madaxda Sare ee Hay’adda Duulista Rayidka (HDRS) iyo Shirkadda VALAR ayaa ka...

Dhismaha wasaaradda Qorsheynta ee DFS oo loogu magac-daray AUN Xuseen Ceelaabe Faahiye

0
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS oo ay wehliyaan Xildhibaano, Senatarro ayaa maanta ku dhawaaqay in dhismaha Daarta Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ay ku shaqeyneyso loogu Magacdaray...

Wasaaradda caafimaadka oo soo saartay habraac cusub soona jeedisay in dalka la geliyo Bandow

0
Wasaaradda caasimadka ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay habraaca xakameynta cudurka COVID-19, kaas oo faraya mujtamaca Soomaaliyeed, dadka safraya, iyo kuwa u soo...

Madaxweynaha JFS oo bogaadiyay masuuliyadda Hay’adda Istatistikada Qaranka Soomaaliyeed kula soo wareegtay Hay’adaha (FSNAU)...

0
Wargeyska Ilayska Dalka- Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo bogaadiyay Hay’adda Istatistikada Qaranka Soomaaliyeed dadaalka ay kula soo wareegtay masuuliyadda Hay’adaha (FSNAU) iyo...