Wararka Gudaha

Qaramada Midoobay oo ku baaqday inta goori goor tahay in wax laga qabto xaaladda...

0
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Xuquuqul Insaanka, Michelle Bachelet,ayaa ka digtay dhibaatooyin dhanka bini’aadanimada ah oo ay geystaan xukumadda  milateriga  ee dalka Myanmar ku qabsaday...

Madaxweynaha Puntland oo Qado sharaf u sameeyey caruurta agoonta ee ku jirta xarunta agoomaha...

0
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Jimce ah Qasriga Madaxtooyada kulan Qado sharaf ah ugu sameeyay Caruurta Agoonta ah ee...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo dhagax dhigay mashaariic laga hirgalinaayo Dhahar

0
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS Jamaal Maxamed Xasan ayaa dhagax dhigay goob loogu talagalay garoon diyaaradeed oo qeyb ka ah mashruuc horumarineed oo ay yeelaneyso...

Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmay Danjiraha China u fadhiya Soomaaliya

0
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta Kulan la qaatay Danjiraha Dalka China u fadhiya Soomaaliya Mr. FEI Shengchao. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa...

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo ka qeyb galay kulan looga hadlayey Mashruuca...

0
Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada (XFS) Duraan Axmed Farax ayaa Ka qaybgaly Maanta Kulan ay Martigelisay Shirkadda Favori LLC Ee Ka shaqaysa Hormarka...

Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir oo Tababar u soo xirtay shaqalaha adeeg bixinta

0
Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti) ayaa maanta soo xirtay Tababar ku saabsan adeeg bixinta Arrimaha Bulshada ee...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo soo xiray kulan u dhaxeeyey guddiyo Farsamo oo ka kala...

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Xasan Xuseen ayaa muqdisho ugu soo Xeray kulan Seddex Maalmood Socday oo u dhaxeeyey guddiyo Farsamo oo ka kala...

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS oo la kulantay safiirka dalka China u fadhiya Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo  Daryeelka Bulshadda Drs Fawziya Abikar Nuur ayaa maanta xarunta Wasaaradda Caafimaadka ku qaabishay safiirka dalka China u fadhiya Soomaaliya Mudane...

Shaqaalaha Dowladda Hoose ee Balanballe oo tababar loo furay

0
Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa tababar socon doona muddo 5 maalin ah uga furtay Degmada Balanballe shaqaalaha Dowladda Hoose...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo shir guddoominayay kulanka Golaha Wasiirada

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir guddoomiyey shirka Khamiislaha Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan looga...