Wararka Dibadda

Madaxweyne Rajapaksa oo ka dhoofay Maldives kuna wajahan Singapore

0
Madaxweynaha Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa ayaa ka dhoofay Maldives isagoo raacay diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha Sacuudiga oo ku sii jeeday Singapore. Madaxweynaha ayaa u...

Dalka Sri lanka oo lagu soo rogay Bandow

0
Sri Lanka ayaa soo rogtay bandow dalka oo dhan ah iyadoo ay socdaan mudaaharaadyo Shacabka Dalka sri lanka ayaa lagu soo rogay bandoo ka dib...

Ra’iisul wasaaraha Isra’iil oo ka hadlay socdaalka uu isra’iil ku imaanayo Madaxweynaha Mareekanka

0
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Yair Lapid ayaa sheegay in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu farriin nabadeed iyo rajo ah ka sido Israa’iil, taasi oo ku...

Madaxweynaha Srilanka oo oggolaaday in uu xilka baneeyo maalmaha soo socda

0
Madaxweynaha Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa ayaa aqbalay inuu xilka ka dago , sida uu sheegay sarkaal sare, ka dib markii mudaaharaadayaashu ay xoog ku...

Iraan oo sheegtay in ay xirtay ku-xigeenka Safiirka Ingiriiska ee Tehran

0
Iran ayaa Arbacadii sheegtay in ay xidhay ku xigeenka safiirka UK ee Tehran kadib markii lagu eedeeyay in uu muunado ciid ah ka qaaday...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo si diirran loogu soo dhaweeyey...

0
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Soo dhaweyn heerkeedu aad u sarreeyo loogu sameeyey kadib markuu soo gaaray qasriga madaxtooyada Turkiga ee Ankara,...

Weerar ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Mareykanka

0
Booliiska magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in wiil 17 jir ah uu dhintay, wiil kale oo 16-sanno jirana uu soo gaaray dhaawac...

Dalalka IGAD oo Maalintii labaad Shir ugu socdo Kenya

0
Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya uu Shir uga socdaa Madaxweynayeyaasha iyo wakiilada qaar kamid ah waddamada Urur...

Jamhuuriyadda Chile ee Koonfurta America oo Codsi Diblomaasiyadeed u soo dirtay Soomaaliya.

0
Ethiopia(Wargeyska Dalka):-Ku Simaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia ahna u qaybsanaha safaaradda JFS ee Midowga Africa iyo Hay’adda dhaqaalaha Qaramada Midoobay ee...

MADAXWEYNAHA JFS OO BOOQDAY DUGSIGA TABABARKA KUMAANDOOSKA DALKA TURKIGA EE ISPARTA

0
Ankara(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday dugsiga Tababarka Kumaandooska Dalka Turkiga ee Isparta, halkaas oo xarun muhiim ah u...