Maraykanka oo 127 milyan oo dollar ugu deeqay Abaaraha saameeyay Afrika
Sarkaal sare oo ka tirsan Dawladda Maraykanka ayaa sheegay in sare u kaca ku yimi cuntada adduunka uu saameeyey dalalka Afrika ee saxaraha ka...
Qaramada Midoobay oo Malaayiin dollar ugu deeqday Soomaaliya
War kasoo baxay Hay’adda OCHA ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan arrimaha bini’aadantinimada xafiiskeeda Muqdisho ayaa lagu sheegay in khatarta macluusha Soomaaliya iyo dadka ku...
Ruushka oo Reer Galbeedka ugu digay inay Ukraine ka huriyaan Dagaal sababa Nukliyeer
Xukuumadda Moscow, ayaa sheegay in Dagaalka kala dhaxeeya Ukraine uusan sabab u noqon Karin in Ruushka uu isticmaalo Hubka halista ah ee Nukliyeerka, balse...
Hoggaamiyihii Al-Qaacida oo lagu dilay Afgaanistaan
Ayman al-Zawahiri oo ka tirsanaa Al-Qaacida ayaa lagu dilay weerar ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha ee dowladda Maraykanka Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay...
Ciidamada Turkiga oo soo badbaadiyey koox tahriibeyaal ah
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidamada Ilaalada Xeebaha Turkiga ayaa badbaadiyay koox tahriibayaal oo ku sugnaa badda Aegean ka dib markii ay si sharci darro ah ugu riixeen...
Antony Blinken oo maalmaha soo socda booqanaya dalal Afrikaan ah
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa lagu wadaa in todobaadyada soo socda uu u safro dalalka Koonfur Afrika, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee...
Turkiga oo ku dhawaaqay hawlgallo milatari oo ay ka fulin doonaan waqooyiga Suuriya
Afhayeenka madaxtooyada Turkiga Ibrahim Kalin, ayaa xaqiijiyay maanta oo Arbaco ah, in ay suurtagal tahay in howlgalka milatari dalkiisa uu ka fuliyo waqooyiga Suuriya,...
Dhulgariir khasaaro kala duwan geystay oo ka dhacay waqooyiga Filibiin
Ugu yaraan afar ruux ayaa ku dhintay, 60 kalena waaxaa soo gaaray dhaawacyo, kadib, dhulgariir xooggan oo ka dhacay waqooyiga Filibiin, sida uu sheegay...
Riyaad iyo Athens oo kala Saxiixday heshiisyo muhiim ah
Dowladaha Sacuudiga iyo Giriiga ayaa kala saxiixday heshiisyo iskaashi oo dhanka militariga, dhaqaalaha iyo amniga ku saabsan.
Heshiiska ay maanta kala saxiixdeen Xukuumadaha Riyaad iyo...
Mileteriga Mayanmar oo dilay 4 kamid ah kooxaha isbadal doonka ah
Dowladda militariga Myanmar ayaa dil toogasho ah ku fulisay afar qof oo u ololeeya dimoqraadiyada,isla markaana ka horjeeday afgambiga mileteri ee ka dhacay dalkaasi,sanadkii...










