MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO RASMI AH UGU AMBA-BAXAY DALKA ITOOBIYA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ugu ambaba-baxay dalka aan dariska nahay ee Itoobiya, taas oo dhammeystir u...
Boqorka Sacuudiga oo wiilkiisa u magacaabay Ra’isul Wasaare
Boqor Salmaan Bin C/casiis ayaa wiilkiisa, ahna dhaxal-sugaha Maxamed Bin Salmaan u magacaabay Ra’iisul Wasaaraha boqortooyada Sacuuudiga, halka Amiir Khalid oo ah wiilkiisa labaad...
ku dhawaad Boqol qof oo ku geeriyootay Dagaal beeleed ka dhacay dalka Congo
Dagaal beeleedka gobolk Mai-Ndombe ku dhex maray beelaha Teke iyo Yaka wuxuu dhacay Arbacadi iyo Khamiisti.
Dagaalka oo daba socday go’aan lagu kordhiyey canshuurtii la...
Wasiirka deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Soomaaliya oo la kulantay wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka
Wasiirka deegaanka iyo isbeddelka cimilada Soomaaliya Marwo Khadija Mohamed Al-makhzoumi ayaa magaalada New York ee dalka mareykanka kulan kula qaadatay wasiirka arrimaha dibadda ee...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka qeyb galay martiqaad uu u sameeyay madaxweynaha Mareykanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa sidoo kale...
Ra’iisul wasaaraha Uk oo ku dhawaaqday in ay kordhin doonaan taageerada ay siiyaan Ukraine
Ra’iisul wasaaraha Cusub ee dalka Ingiriiska Liza Truss oo khudbadeedii u horaysay jeedisay Arbacadii ayaa sheegtay in Dowladdeedu sii xoojin doonto taageerada ay u...
Putin oo ku dhawaaqay qorshe Cusub oo wajahan dagaalka Ukraine
Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa ku dhawaaqay abaabul ciidan oo horleh, kaasi oo wax looga baddalayo dagaalka ka socda Ukraine.
Putin, ayaa qorshahan ka dhawaajiyay...
Taliyaha Ciidanka Booliska oo ka qeyb galay Shirka Booliska Caalamiga ah ee INTERPOL
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, oo hoggaaminaya wafti ka kooban Saraakiil Sarsare oo ka socda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ayaa magaalada...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WADAHADALLO MIRO DHAL AH LA YEESHAY DHIGGIISA DALKA KENYA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto ayaa Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan miro dhal...
Sargaal ka tirsan Ciidamada Israa’iil oo lagu dilay Jiniin
Ciidamada Israa’iill ayaa sheegay in la dilay sargaal sare oo Ciidamadooda ka tirsan, kadib markii ay iska horimaadyo kala kulmeen Xooggaga wax iska caabinta...










