Shaqsi Soomaali ah oo ka mid noqday Baarlamaanka gobolka Nova Scotia ee Canada
Cali Ducaale oo qaxooti ahaan ku tagay dalka Canada, ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo ka mid noqda xildhibaannada Baarlamanka gobolka...
Madaxweyne Ashraf Gani oo Imaaraadka lagusoo dhaweeyey sababo bini’aadannimo awgeed
Madaxweynihii dalka Afghanistaan Ashraf Ghani iyo qoyskiisa ayaa lagu soo dhoweeyey magaalada Abu Dhabi ee dalka isutagga Imaaraadka Carabta, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha...
Tahriibayaal Afrikaan ah oo ku dhintay Badweynta Atlantic
Ugu yaraan 47 Muhaajiriin Afrikaan ah ayaa geeriyootay kadib markii Dooni ay la socdeen ku cilladowday Badweynta Atlantic, gaar ahaan meel ku dhow Xeebaha...
Ra’iisul wasaare Rooble iyo wefdi uu hoggaaminaayo oo goordhow gaaray dalka Masar
Ra’iisul Wasaarha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar halkaas oo si diirran...
Hakainde Hichilema oo ku guuleystay doorashada madaxtinimo ee dalka Zambia
Hakainde Hichilema oo ahaa hoggaamiyaha mucaaradka ugu weyn dalka Zambia ayaa ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee Khamiistii hore ka qabsoontay dalkaas, waxaa uu heley...
Ivory Coast oo diiwaangelisay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Ebola
Maamulka dalka Ivory Coast ayaa diiwaangaliyay kiiskii ugu horreeyay ee fayraska dhiig -baxa ee Ebola muddo 25 sano ah ka dib , sida uu...
Maraykanka iyo Turkiga oo ka wada xaajoonaya doorashooyinka Liibiya
Safiirka Mareykanka ee Liibiya ayaa Jimcihii booqasho ku tagay caasimada dalka Turkiga si uu wada hadalo ula yeesho saraakiisha ugu saraysa Turkiga si kor...
Qaramada midoobay oo ka digtay xaaladda Afgaanistan
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa soo saaray digniin culus oo ku wajahan xaaladda dalka Afgaanistaan isagoo xusay inay gacanta kasii baxayso...
Zambia Doorashada madaxtinimada dalkaasi ayaa loo dareeray
Malaayiin kamid ah shacabka dalka Zambia ayaa Khamiistan maanta ah u dareereya goobaha codbixinta doorashada madaxtinimada dalkaas xilli ay jirto mushkulad dhaqaale oo aad...










