Uncategorized

KA SHAQEE NADAAFADDA CAASIMADDAADA

0
Magaalooyinka adduunka waxaa lagu qiimeeyaa nadaafaddooda waxaana ka wada shaqeeya dadka ku nool oo aan u ooggoleyn in warqad ama wax kale oo qashin...

Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka oo la kulmay dhiggiisa Dalka Urdun

0
Safiirka Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Dalka Mareykanka Ali Sharif ayaa la kulmay Dina Kawar oo ah Safiirka Dalka Urdun ee halkaasi. Kulankaan ayaa looga hadlay...

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada XFS oo tabbar ufuray Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xfs ayaa maanta ufuray tababbar Qeybaha kala duwan ee Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda tababarkan oo ku saabsanaa Falaqeeynta iyo tirakoobka hab...

Taliyaha Qaybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka oo kormeer ku tagay degmada Baxdo.

0
Taliyaha Qaybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka Gen Maxamed Cadoow Cali “Sanka” ayaa maanta kormeer ku tagay ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan Degmada...

Kulan looga hadlayo la dagaalanka argagixisada iyo sugida amniga oo ka socda Gaalkacyo

0
Kulan looga hadlayo la dagaalanka argagixisada iyo sugida amniga ayaa ka socda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galaya mas’uuliyiinta...

Ra’iisul wasaare Rooble oo ka hadlay shirka wadatashiga ee Doorashooyinka dalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlay markii uu kulanku soo dhamaaday ayaa yiri:- “Waxaa maanta si wanaagsan noogu furmay...

Biden: Mareykanku wuxuu caawin doonaa Falastiiniyiinta ku sugan Qaza.

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa U sheegay Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu in Falastiiniyiinta ku sugan Qudus ay tahay in la ixtiraamo, isla markaana...

Qaar ka mid ah Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada oo soo gaaray Muqdisho

0
Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada K/Galbeed,Galmudug iyo Jubbaland Lafta-gareen ,Qoor-qoor,iyo Axmed Madoobe ayaa manta soo gaaray Magaalada Muqdisho,si ay uga qeybgalaan Shirka Wadatashiga ee la...

Wasiirka Wasaaradda qorshaynta Galmudug oo dhagax dhigay dhismaha cusub ee wasaaradda Qorsheynta Galmudug.

0
Wasiirka wasaaradda Qorsheynta maamul goboleedka Galmudug,Gudoomiyaha Caasimadda maamul goboleedka Galmudug ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha cusub ee wasaaradda Qorsheynta Galmudug. Mashruucan oo uu maalgalinayo...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MADAXWEYNE KU XIGEENKII HORE EE PUNTLAND

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore ee Puntland Janaraal Cabdisamad Cali Shire oo...