Wasaaradda Arrimaha Gudaha XJFS oo ka digtay falalka hurunta Colaadaha iyo kicinta Bulshada ee...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si dhow ula socotaa xaaladaha la xiriira falalka hurinta Colaadaha, kicinta Bulshada...
Musharaxa Urur Siyaasadeeska JSP ee hoggaamiyaha Galmudug oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Dhuusamareeb ee...
Dhuusamareeb,(Wargeyska Dalka):- Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Dhuusamareeb si weyn loogu soo dhaweeyay Musharaxa Urur Siyaasadeedka JSP ee Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan,...
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka oo la kulmay Taliyaha Howlgallada Dowladda UK
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan la-qaatay Taliyaha Howlgallada Dowladda UK Ee Soomaaliya, Colonel Andy Seddon, Kulanka ayaa...
Agaasimaha Habmaamuuska Qaranka oo Guddoomay Nuqullada Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Brazil u jooga Soomaaliya
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Agaasimaha Habmaamuuska Qaranka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Xuseen Cabdisalaam, ayaa maanta ka guddoomay Nuqullada ka...
Howlgal ka dhacay Gobolka Hiiraan oo lagu dilay 25 ka tirsan Khawaarijta, iyo afar...
<p>WAR-SAXAAFADEED</p><p>Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa xalay fuliyay duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday fariisimo ay Khawaarijta ka sameysteen Deegaanka Suullaay,...
Kulan lagu soo bandhigayay Mashruuca Bulsho oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Cabdulkadir Cali, ayaa ka qeybgalay kulanka soo bandhigidda iyo aqoon-isweydaarsiga Mashruuca Bulsho ee...
Duqa Magaalada Muqdisho oo Dhagax dhigay Dugsi Hoose dhexe oo laga hirgelinayo Degmada Gubadleey
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Khamiista maanta ah Dhagax-dhigay Dhismaha Dugsi Hoose iyo Dhexe...
Wasaaradda Arrimaha Dibedda oo bogaadisay Diblomaasiyiin la magacaabay
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa hambalyo u dirtay Danjire Shaafici Nuur Calas iyo Danjire Cabdifataax Maxamed Ibrahim oo Maanta la...
Golaha Wasiiradda JFS oo magacaabay Guddoomiyaha KMG ah ee Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, ee magacaabista...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo booqasho ku tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Pakistan
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa Maanta booqasho rasmi ah ku tagtay Safaaradda Jamhuuriyadda...










