Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS” Amniga Caasimadda ayey ka turjumeeysaa in aan Shacabka Suuqa Bakaaro...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa fagaaro ku yaalo Magaalada Muqdisho kumanaan Dad Shacab ah kula daawanaya Ciyaarta kama dambeysta ah ee...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Qaahira kula kulmay Lataliyaha sare ee MD Trump
Muqdisho(Wargeyska Dalka);- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa Maanta Kulan ku la yeeshay...
Shirweynaha isbeddelka Waxbarashada Gobolka Banaadir oo la soo gaba-gabeeyay
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Shirweynaha ayaa 18-kii Luulyo si rasmi ah u daah-furay Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab),...
Hoggaamiyaha koonfur Galbeed oo si rasmi ah u daah-furay Mashruuca Bulsho
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeedย Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa Maanta si rasmi ah u daah-furay Mashruuca Bulsho.
Munaasabadda furitaanta...
Guddoonka labada Aqal oo shaaciyay xiliga u furmi doono Kalfadhiga 8-aad ee BJFS
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in 1-da Bisha Agoosto uu si rasmi ah u furmi doono kalfadhiga 8-aad...
Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyeeysay Geerida Xasan Bile oo ka tirsanaa Shaqaalaha Wasaaradda
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaala), Agaasimaha Guud...
Taliska Qeybta 27-aad ee CXDS oo digniin u diray dadka la shaqeeya Khawaarijta ee...
Hiiraan(Wargeyska Dalka);-Korneyl Cali Axmed Xaashi (Cali Cagey), Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa Digniin adag u diray Dadka la shaqeeya ama...
Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyadeeysay Geerida AUN Maxamuud Cabdi Cali Ducaale
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaala), Agaasimaha Guud...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐จ๐จ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ช๐จ-๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Guddi heerkiisu sarreeyo oo qaabilsan horumarinta Xirfadaha iyo Shaqo-abuurka.
Gogol-xaadhka hawsha...










