Siyaasadda

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Madaxtooyada Baydhabo ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

0
Baydhabo(Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha ku meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta...

Madaxweyne Xasan SHeekh oo Kulan la Qaatay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed

0
Baydhabo(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan muhiim ah la qaatay Odayaasha Dhaqanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kaasi...

Afhayeenka Madaxtooyada “Madaxweynaha Qaranka wuxuu Baydhabo u joogaa adkeynta Nabadda iyo Dhisidda nidaam Maamul...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Aadan Cali (Xadaana), oo magaalada Baydhabo kula hadlay warbaahinta, ayaa faahfaahin ka bixiyay Safarka Madaxweynaha JFS Mudane, Xasan Sheekh...

Taliyaha CXD oo dalacsiiyay Ciidamadii ku guuleystay howlgalkii lagu furay Waddada isku xirta...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa dalacsiiyay Ciidamadii ka qeyb qaatay howlgalkii lagu furay Waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo. Taliyaha...

Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)

0
Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay si rasmi ah u diiwaangelisay Markabkii ugu horreeyay ee ee sita Calanka Soomaaliya ee Joqoraafi ahaan dhacda Geeska...

Wasiirka Difaaca “Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Puntland waxay diyaar u yihiin inay...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallim Fiqi, oo la hadlay Warbaahinta Qaranka, ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay...

Hoggaamiyaha KMG koonfur Galbeed oo magacaabay Agaasimaha Guud Madaxtooyada

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha Ku-Meel-Gaarka ah ee Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq u-magacaabay Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Hoggaamiya koonfur...

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo Ankara ku soo gabagabeeyey kulamo muhiim ah

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Cabdulkadir Faarax, oo hoggaaminayay wafdi ka socda Wasaaradda, ayaa Magaalada Ankara ee...

Guddoomiye Ku-Xigeenka Maaliyadda ee Gobolka Banaadir oo ka Qayb-galay Daahfurka Xarunta Shaybaarka Biyaha

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiye Ku-Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure, ayaa ka qaybgalay Munaasabad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir...

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

0
Muqisho(Wargeyska Dalka):-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo...