Siyaasadda

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee BFS oo Shir ku yeeshay Xarunta Guddiyada ee Villa Hargeysa

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Baniโ€™aadantinimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Shir ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee...

Madaxweynaha JFS oo Tababar u soo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Dugsiga Xananbuure ee Gobolka Galgaduud Tababar ugu...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo u hambalyeysay Gabdhaha kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa si weyn ugu hambalyeysay Gabdhaha Soomaaliyeed ee Kaalmaha hore ka...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Booqasho Shaqo ku Tagay Xarunta Hayโ€™adda SoDMA

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);- Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa booqasho shaqo ku tagay Xarunta Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA)...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA GOLAHA SHACABKA

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, Kulankiisa Labaad, waxaana Shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo u sheegay Ardayda kaalmaha hore gala in Dowladda ay damaanad...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si Shaqsi ah ugu hambalyeeyay Saddexda Arday ee kaalmaha hore ka galay...

Dowladda Soomaaliya oo u hambalyeysay Dowladda Hindiya Maalinta Xornimada awgeed .

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);'Munaasabadda Sannad-Guurada 79-aad ee Xornimada Jamhuuriyadda Hindiya Awgeed, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay Hambalyo iyo bogaadin diirran u diraysaa Dowladda iyo Shacabka Hindiya, iyadoo...

Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Aqoonsiga Kolombiya ee Madax-banaanida Buuraleyda Golan

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);- War-Saxaafadeed:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa goโ€™aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israaโ€™iil ee ku aaddan Madax-bannaanida...