𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 XFS 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐖𝐞𝐟𝐭𝐢 𝐊𝐚 𝐒𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐀𝐝𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa Maanta qaabbilay Wefti uu hoggaaminayey Sii-Hayaha <br>Agaasimaha Fulinta Barnaamijka Cunnada Adduunka...
MADAXWEYNAHA JFS IYO WAFDIGIISA OO SI DIIRAN LOOGU SOO DHOWEEYAY MAGAALADA BANDIIRADLEEY
Bandiiradleey,(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa si heer...
GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA GUUD EE GOLAHA SHACABKA.
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 8-aad kulankiisa 3-aad, waxaana Shir guddoominayey Guddoomiyaha...
Wasiirka Qoyska oo xafiiskeeda ku qaabishay Hooyada dhashay Ardaygii Kaalinta 1-aad ka galay Imtixaanka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa Maanta Xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin Cabdulle Cumar oo...
Ciidanka XDS oo Baydhabo ku Fashiliyay Weerar Lagu Soo Qaaday Fariisimadooda
Abaare 5:00 Subaxnimo, Fariisimo ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ku leeyihiin Magaalada Baydhabo waxaa Weerar ku soo qaaday Maleeshiyaad isugu jira Al-Shabaab iyo kuwa...
MADAXWEYNAHA IYO WAFDIGIISA SAFARKA NABADDA GALMUDUG OO LAGU SOO DHOWEEYAY GALINSOOR
Galinsoo(Wargeyska Dalka);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira Safarkiisa Deegaanada Galmudug ee uu ugu kuur-galayo xaaladaha Amniga iyo Nolosha...
Ciidanka Xoogga oo Fashiliyey Weerar Argagixisadu Saaka ku Qaadday Baydhabo
Baydhabo(Wargeyska Dalka):-Ciidamada Qaranka iyo Daraawiishta Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa saaka fashiliyey Weerar Naf-lacaari ah oo Argagixisadu ku soo qaadeen Xaafado ka tirsan Magaalada...
Taliyaha Ciidanka Booliska oo Tababar u Soo Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Haramcad
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan, ayaa Akadeemiyadda TURKSOM Tababar ugu soo xiray Cutubyo si gaar ah loo Tababaray oo ka...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Maanta Xarunta Dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka...
Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka oo Warbixin ka jeediyay Kulan Maalgashiga iyo Horumarinta...
Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa ka qayb galay kulan ay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaaluhu la...










