Wasaaradda Gaashaandhigga oo xaqiijisay dilka Macallin Jinoow
Waxaa la xaqiijiyay Dilka Macallin Jinoow, kaas oo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, uu ku tilmaamay Hoggaamiyaha Sagaalaad ee ugu sarreeya Kooxda Argagixisada...
Sida ay arrinta Falastiin u midayso Muslimiinta oo taageeraya Spain Ciyaarta kama dambaysta ah...
Ka dib guushii xiisaha badnayd ee Spain ay waqtiga dheeriga ah ku gaartay 1-0 kana gaartay Argentina finalkii Koobka Adduunka ee FIFA 2026, waxaa...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Booqasho ku tagay Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Qaahira
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday Dalka Aljeeriya
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay Tacsi tiiraanyo leh u diraysaa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka ee Aljeeriya, Hoggaankeeda,...
Howlgal lagu dilay Xubno katirsan Khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag ee Gobolka Shabeellaha...
Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS” Amniga Caasimadda ayey ka turjumeeysaa in aan Shacabka Suuqa Bakaaro...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa fagaaro ku yaalo Magaalada Muqdisho kumanaan Dad Shacab ah kula daawanaya Ciyaarta kama dambeysta ah ee...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Qaahira kula kulmay Lataliyaha sare ee MD Trump
Muqdisho(Wargeyska Dalka);- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa Maanta Kulan ku la yeeshay...
Shirweynaha isbeddelka Waxbarashada Gobolka Banaadir oo la soo gaba-gabeeyay
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Shirweynaha ayaa 18-kii Luulyo si rasmi ah u daah-furay Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab),...
Hoggaamiyaha koonfur Galbeed oo si rasmi ah u daah-furay Mashruuca Bulsho
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur GalbeedĀ Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa Maanta si rasmi ah u daah-furay Mashruuca Bulsho.
Munaasabadda furitaanta...










