Siyaasadda

Howlgal qorsheysan oo lagu beegsaday Gaari ay saarnaayeen Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee (NISA) iyo Saaxiibada Caalamka, oo goordhow ka dhacay deegaanka...

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO QAABILAY ARDAYDA KAALIMAHA HORE KA GALAY IMTIXAANKA SHAHAADIGA FASALKA 8-AAD

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Aqalka Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay Ardayda kaalimaha hore ka galay...

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS oo magacaabay Guddiga Farsamo ee Diyaarinta Habraaca Mideysan ee Sumadaha...

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa magacaabay Guddiga Farsamo ee Diyaarinta Habraaca Mideysan ee Sumadaha Qaranka (Somalia...

Duqa Muqdisho oo kormeeray Deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo Shacabka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Maanta kormeeray Deegaanka Xaaji-Cabdi ee Degmada Gubadley, halkaas oo Maamulka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmay Safiirka Cusub ee Dowladda Aljeeriya u qaabilsan Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dalka Aljeeriya...

Howlgallo lagu dilay Xubno katirsan Khawaarijta oo ka dhacay Xadka u dhexeeya Gobollada Shabeellaha...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidamada Qalabka Sida Soomaaliyeed ayaa howlgal ballaaran oo lagu baacsanayo maleeshiyaadka Al-Shabaab ka wada duleedka Deegaanka Basra, oo ku yaalla xadka u dhexeeya...

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka): -Wasiiru Dowlaha Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xirsi Jaamac Gaani oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka Tanzania, ayaa...

NISA oo sheegtay in howlgal lagu dilay horjooge ka tirsan Khawaarijta

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya saaxiibada Caalamka oo howlagal 23-kii Agoosto ka dhacay Degmada Jilib ee Gobolka...