Siyaasadda

Qadar oo kordhisay taageeradeeda Soomaaliya

0
Dowladda Qadar ayaa sheegtay in ay sare uqaadday taageeradii iyo xiriirkii walaaltinimo ee kala dhaxeeyay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Bayaan ay fadhiga 48-aad ee golaha...

Mirtha Vasquez oo noqotay Ra’iisul wasaaraha cusub ee Dalka Peru

0
Madaxweynaha Peru, Pedro Castillo ayaa maanta wasiirka koobaad ee dalkaasi u dhaariyay haweeneyda lagu magacaabo Mirtha Vasquez, kadib markii uu dhowaan is casilay Ra’iisul...

Madax sar sare oo ka kala socda Maraykanka iyo Shiinaha oo maanta ku kulmi...

0
Agaasimaha Xafiiska Guddida arrimaha dibedda ee Guddiga dhexe ee xisbiga shuuciga dalka shiinaha Mr: Yang Jiechi iyo la taliyaha Amniga Qaranka ee dalka maraykanka...

Qaramada Midoobay oo ka arrinsanaysa xaaladda Itoobiya

0
Antonio Guterres oo ah Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inuu maanta xaaladihii ugu danbeeyay ee colaadda Itoobiya warbixin ka siiyo xubnaha...

Madaxweyne Farmajo iyo Abby Axmed oo kulmay

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya kulan Kula qaatay Ra'iisul Wasaaraha dalkaasi Abby Ahmed. Labada masuul ayaa...

Soo dhaweeyntii Ra’iisul Wasaare Rooble ee Dooxa

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Doxa ee dalka Qatar. Wafdiga...

Magacyada Xildhibaanada Aqalka Sare ee guuleystay shanta kursi ee maanta lagu doortay Muqdisho

0
Iyadoo maanta ay aheyd Maalintii ugu dambeysay Doorashada kursaasta Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi (Somaliland) ayaa waxaa goor dhow soo gabogaboobay 5-tii kursi ee...

Kursi kamid ah kuraasta Aqalka Sare ee maanta lagu tartami doono oo lasiisaadaaliyey...

0
Xildhibaannada gobollada Waqooyi (Somaliland) ku matalaya golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo ka kooban 11-kursi ayaa maanta Muqdisho lagu dooran doonaa 5-tii kursi ee...

Cabdi Xaashi oo markale loo doortay xubinnimada Aqalka Sare

0
Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi oo hadda si toos ah uga socota Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa durba kursiga koowaad...

Liiska tartamayaasha kuraasta Aqalka sare ee Soomaaliland

0
Xildhibaannada gobollada Waqooyi (Somaliland) ku matalaya golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka kooban 11-kursi ayaa maanta Muqdisho lagu dooran doonaa 6 kursi...