Siyaasadda

Golaha Aqalka sare ee BFS oo maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Xisaabiyayaasha Soomaaliyeed

0
Sanatarada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliyeed ayaa cod aqalabiyad ah ku ansixiyay Hindise Sharciyeedka Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed. Hindise Sharciyeedka Xisaabiyayaasha Soomaaliyeed oo maalmahaan...

Golaha Shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka ilaalinta naafada

0
Mudanayaasha golaha Shacabka ee BFS ayaa maanta ansixiyay Hindise- Sharciyeedka Ilaalinta Xuquuqda Naafada Qaranka Soomaaliyeed. Hindise sharciyeedkan oo ahaa gacan taag ayaa waxaa oggolaatay 135-xildhibaan,...

Culimaa’udiinka Soomaaliyeed oo ka tacsiyeeyay geerida Ismaaciil Haniya

0
Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa Muslimiinta Caalamka uga tacsiyeeyay geerida hoggaamiyahii garab-ka siyaasadda Ururka Xamaas ee Falastiin, Ismaaciil Cabdul Salaam Axmed (Ismaaciil Haniya). Allaha u naxariistee Ismaaciil...

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Waad cibaadeysateen waxaad layseen kuwii uu suubanuhu na faray in la...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Jubbaland ay ku cibaadeysteen dagaalkii dhowaan ka dhacay Buulo...

Madaxweyne Laftagareen oo qaabbilay wafdi ka socda hay’adda WFP

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xafiiskiisa Baydhabo ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayey ku xigeenka Agaasimaha Guud Hay’adda Cuntada...

Duqa Muqdisho oo qaabbilay madaxa hay’adda WHO Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dawladda Hoose ee Muqdisho kula kulmay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Aduunka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gaaray Kismaayo

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi ay kamid yihiin Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Amniga ayaa si wayn loogu soo dhaweeyey magaalada...

Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintii labaad

0
Waxaa maalintii labaad galay Shirwrynaha 2-aad ee Culimada Soomaaliyeed oo ka socda magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlayo sidii loo heli lahaa Soomaali mid...

Bandhig dalagga beeraha ah oo lagu qabtay Buuloburte

0
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeele iyo kan degmada Buulaburte ayaa  ka qeyb galay bandhig ay sameeyeen iskaashatada Beeralayda degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan. Iskaashatada ayaa...

Madaxweynaha JFS: Dowladdu waxa ay mas’uul ka tahay ilaalinta jiritaanka dadka iyo dalka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay Muqdisho ka daah-furay Shirwrynaha 2-aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa ka sheegay in qabashada shirkan,...