Xuska maalinta Kansarka adduunka oo lagu qabtay Muqdisho
๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐ซ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ayaa maanta ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ M๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐ฎ ๐ช๐๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ค๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ง๐ฌ๐๐ซ๐ค๐ ๐d๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐.
Munaasabaddan oo uu furey Agaasimaha Waaxada Caafimaadka...
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dhismaha waddada laami yaraha Soobe
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa dhagax dhigay dhismaha waddada laami yaraha Soobe ee degmada Wadajir.
Duqa Muqdisho ayaa...
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay Beerta Ummadda ee gobolka Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa dhagax dhigay Beerta Ummadda ee gobolka Banaadir, oo qeyb ka ah qorshaha...
Madaxweyne Lafta gareen oo saxiixay shrciga naafada Koonfur Galbeed
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa saxiixay shrciga naafada Koonfur Galbeed oo ay diyaarisay Wasaarada Haweenka Dowladda Koonfur Galbeed.
Wasiirka Haweenka Marwo...
Wasiirka shaqada XFS oo qaabbilay wafdi ka socday safaaradda Norway ee Soomaaliya
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Waddani ayaa maanta kulan...
Shirka Amniga koonfur galbeed oo looga hadlay xoojinta Amniga
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed oo looga hadlay Istiraatijiyada Xoojinta Amniga Deeganada...
Guddiga Qaran ee doorashooyinka oo kormeer shaqo ku maraya dowlad goboleedyada
Wafdi ballaaran oo ka socda guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka Qaranka iyo soohdimaha ayaa safar shaqo oo kormeer ah ku jooga dowlad goboleedyada dalka.
Guddiga ayaa...
Howlgallo ka dhan ah Khawaarijta oo wali ka socda qeybo kamid ah gobolka Hiiraan
Hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta Al-shabaab ayaa wali ka socda gobolka Hiiraan, kuwaas oo jab xooggan lagu gaarsiiyay, iyadoo laga xoreeyay deegaanno muhiim ah.
Goobaha...
Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya oo guddoomiyay kulanka guddi howleedka farsammo ee xiriirka arrimaha xasilinta
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee XFS Gen. Cabdullahi Shiekh Ismaaciil(Fartaag) ayaa maanta guddoomiyey kulanka joogtada ah ee guddi howleedka farsammo ee Xiriirka Arrimaha Xasilinta.
Kulanka...
Shir Looga Hadlaayo Tamarta Afrika oo ka furmay Tanzania
Waxaa maanta magaalada Dar-es-Salam ee dalka Tanzania ka furmay shirka Tamarta Afrika,kaas oo ay ย isu imaanayaan hoggaamiyeyaasha qaaradda Afrika, daneeyayaasha tamarta iyo xubmo kale...










